{"id":21226,"date":"2016-05-03T13:45:31","date_gmt":"2016-05-03T13:45:31","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=21226"},"modified":"2016-05-03T13:45:31","modified_gmt":"2016-05-03T13:45:31","slug":"gudida-diiwaangalinta-ururada-siyaasada-oo-fariin-digniin-ah-u-diray-labada-garab-ee-ay-kala-hogaaminayaan-gudoomiye-faysal-cali-waraabe-iyo-musharax-jamaal-cali-xuseen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/05\/03\/gudida-diiwaangalinta-ururada-siyaasada-oo-fariin-digniin-ah-u-diray-labada-garab-ee-ay-kala-hogaaminayaan-gudoomiye-faysal-cali-waraabe-iyo-musharax-jamaal-cali-xuseen\/","title":{"rendered":"Gudida Diiwaangalinta Ururada Siyaasada Oo Fariin Digniin Ah U Diray labada Garab Ee Ay Kala Hogaaminayaan Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Iyo Musharax Jamaal Cali Xuseen"},"content":{"rendered":"<p>-Gudida diiwaangalinta ururada siyaasada Somaliland isla markaan ah gudida iyagu gacanta ku haya dacwad ay dhawaan garabka mushaaraxa madaxwayne ee xisbiga UCID Jamaal Cali Xusen usoo gudbiyeen ayaa waxay maanta fariin digniin ah u direen labada garab ee ay kala hogaaminayaan gudoomiye Faysal Cali Waraabe iyo musharax Jamaal Cali Xuseen.<\/p>\n<p>Waxaana ay gudidu ugu baaqeen masuuliyiintaa inay joojiyaan dacaayadaha iyo wararka ay warbaahinta isku marinaayaan inta ay kasoo saaraan go\u2019aan cad oo ay ku kala saarayaan labadan masuul ee khilaafka xoogani mudada badan ka dhex taagnaa.<\/p>\n<p>Waxaana Fariinta ay gudidu u diren labada garab ay u dhignayd sida tan.<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" height=\"300\" width=\"300\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-7452\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/7-2-416x740.jpg?fit=300%2C300\" sizes=\"(max-width: 416px) 100vw, 416px\" srcset=\"http:\/\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/7-2-416x740.jpg 416w, http:\/\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/7-2.jpg 540w\" alt=\"7\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyo News<\/p>\n<p>Arabsiyonews@gmai<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>-Gudida diiwaangalinta ururada siyaasada Somaliland isla markaan ah gudida iyagu gacanta ku haya dacwad ay dhawaan garabka mushaaraxa madaxwayne ee xisbiga UCID Jamaal Cali Xusen usoo gudbiyeen ayaa waxay maanta fariin digniin ah u direen labada garab ee ay kala hogaaminayaan gudoomiye Faysal Cali Waraabe iyo musharax Jamaal Cali Xuseen. Waxaana ay gudidu ugu baaqeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":21229,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-21226","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5wm","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21226","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21226"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21226\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21226"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21226"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21226"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}