{"id":21176,"date":"2016-05-01T07:25:26","date_gmt":"2016-05-01T07:25:26","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=21176"},"modified":"2016-05-01T07:25:26","modified_gmt":"2016-05-01T07:25:26","slug":"madaxweynaha-galmudug-oo-lagu-soo-dhaweeyay-magaalada-jigjiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/05\/01\/madaxweynaha-galmudug-oo-lagu-soo-dhaweeyay-magaalada-jigjiga\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Galmudug Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Jigjiga"},"content":{"rendered":"<div>\n<p>Jig Jiga<strong>\u00a0(Waaheen):-\u00a0<\/strong>Wafdi uu hogaaminayo madaxweeynaha maamulka Galmudug Mudane C\/kariin Xuseen Guuleed ayaa maanta gaaray magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"http:\/\/i2.wp.com\/www.hiiraan.com\/images\/gallery\/2016\/apr\/2016430635976269271562164IMG_4626.JPG\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" \/><\/p>\n<p>Madaxweeynaha Galmudug ayaa markii uu ka dagay garoonka Wiilwaal, waxaa halkaasi si diiran ugu soo dhaweeyay masuuliyiin ay ka mid yihiin Madaxweeynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mudane Cabdi Max\u2019ed Cumar iyo Madaxweeynaha Jubaland Mudane Axmed Max\u2019ed Islaam oo isagu hore ugu sugnaa halkaasi.<\/p>\n<\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"http:\/\/i2.wp.com\/www.hiiraan.com\/images\/gallery\/2016\/apr\/2016430635976269720309125IMG_4635.JPG\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" \/><\/p>\n<p>Madaxweeynaha Galmudug ayaa imaatinkiisa kadib loo gelbiyay guriga martida ee Qaryaan Dhoodaan, halkaasoo kulamo ay saxaafaddu dibad-joog ka ahayd kula qaatay madaxweeynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mudane Cabdi Max\u2019ed Cumar.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"http:\/\/i0.wp.com\/www.hiiraan.com\/images\/gallery\/2016\/apr\/2016430635976270756059602IMG_4644.JPG\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" \/><\/p>\n<p>Lama garanayo ujeedooyinka dhabta ah ee ka danbeeya safarka madaxweeynaha Galmudug, haseyeeshee warar hoose oo shabakadda HOL heleeyso ayaa tibaaxaya in arintan ay qeyb ka tahay dadaallo la doonayo in xal looga gaaro xiisado mudooyinkii u danbeeyay ka taagnaa deegaano ku yaal soohdinta ay Itoobiya la wadaagto Soomaaliya, gaar ahaan soohdinta u dhexeeysa dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya iyo maamulka Galmudug.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"http:\/\/i2.wp.com\/www.hiiraan.com\/images\/gallery\/2016\/apr\/2016430635976271640035405IMG_4654.JPG\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" \/><\/p>\n<p>Itoobiya oo ay dalka Soomaaliya ka joogaan ciidamo qeyb ka ah kuwa nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa mudooyinkii u danbeeyay casuumad u fidineeysay madaxda Soomaaliya, ayagoo kala hadlayay arimo quseeya siyaasadda dalka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyo Desk<\/p>\n<p>ArabsiyoNews@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jig Jiga\u00a0(Waaheen):-\u00a0Wafdi uu hogaaminayo madaxweeynaha maamulka Galmudug Mudane C\/kariin Xuseen Guuleed ayaa maanta gaaray magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya. Madaxweeynaha Galmudug ayaa markii uu ka dagay garoonka Wiilwaal, waxaa halkaasi si diiran ugu soo dhaweeyay masuuliyiin ay ka mid yihiin Madaxweeynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mudane Cabdi Max\u2019ed Cumar iyo Madaxweeynaha Jubaland [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":21180,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-21176","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5vy","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21176","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21176"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21176\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21176"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21176"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21176"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}