{"id":21174,"date":"2016-05-01T07:22:52","date_gmt":"2016-05-01T07:22:52","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=21174"},"modified":"2016-05-01T07:22:52","modified_gmt":"2016-05-01T07:22:52","slug":"madaxwaynaha-dalka-kenya-oo-amar-ku-bixiyay-in-lasoo-xidho-mulkiilaha-dabaqi-ku-dumay-xaafada-huruma-ee-magaalada-nairobi-iyo-ciidamada-oo-ku-daba-jira-soo-qabashadisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/05\/01\/madaxwaynaha-dalka-kenya-oo-amar-ku-bixiyay-in-lasoo-xidho-mulkiilaha-dabaqi-ku-dumay-xaafada-huruma-ee-magaalada-nairobi-iyo-ciidamada-oo-ku-daba-jira-soo-qabashadisa\/","title":{"rendered":"Madaxwaynaha Dalka Kenya Oo Amar ku Bixiyay In Lasoo Xidho Mulkiilaha Dabaqi Ku Dumay Xaafada Huruma Ee Magaalada Nairobi Iyo Ciidamada Oo Ku Daba Jira Soo Qabashadisa"},"content":{"rendered":"<p>ArabsiyoNews&#8212;Masuuliyiinta Kenya ayaa sheegay inay korartay tirada dadkii ku dhintay dhisma ku yaalay magaalada Nairob oo Jimcihii dumay.<\/p>\n<p>Waxaa la qaxiijiyay dhimashada 12 qof.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta, ayaa amray in lasoo xiro milkiilaha dabaqa ku dumay xaafadda Huruma ee magaalada Nairobi, kaasoo ay ku dhinteen ugu yaraan 12 qof.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda laanqayrta Cas ee dalka Kenya ayaa sheegtay in wali la la\u2019yahay illaa iyo 60 qof oo ku jiray dhismhaasi markii uu uu dumayay.<\/p>\n<p>Mr Kenyatta, oo Sabtidii booqday goobta uu shilka ka dhacay, ayaa ugu baaqay dadka ku nool guryaha halkaasi ka ag dhaw in ay meesha ka guuraan.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiinta dowladda hoose ee Nairobi ayaa xaqiijiyay in dabaqa uu ahaa mid aan la degi karin, isla markaana ay amreen in la dumiyo.<\/p>\n<p>Milateriga Kenya ayaa horkacaya dadaalka lagu badbaadinayo dadka ku hoos jira burburka, waxaana ay adeegsanayaan gacmahooda maadaama aanay aagga geli karin qalabka culus ee loo baahan yahay.<\/p>\n<p>Roob xooggan oo fatahaad sameeyayay, kaasoo shalay galab ilaa xalay ka da\u2019yay Nairobi, ayaa sababay inuu dhismahaasi dumo.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda Laanqeyrta Cas ee Kenya ayaa sheegtay in dhismaha dumay, oo la dhisay laba sano ka hor, uu hoy la\u2019aan dhigay 150 qoys.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyo Desk<\/p>\n<p>ArabsiyoNews@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>ArabsiyoNews&#8212;Masuuliyiinta Kenya ayaa sheegay inay korartay tirada dadkii ku dhintay dhisma ku yaalay magaalada Nairob oo Jimcihii dumay. Waxaa la qaxiijiyay dhimashada 12 qof. Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta, ayaa amray in lasoo xiro milkiilaha dabaqa ku dumay xaafadda Huruma ee magaalada Nairobi, kaasoo ay ku dhinteen ugu yaraan 12 qof. Hay\u2019adda laanqayrta Cas ee dalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":21178,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-21174","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5vw","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21174","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21174"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21174\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21174"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21174"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21174"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}