{"id":2115,"date":"2014-12-21T10:38:29","date_gmt":"2014-12-21T10:38:29","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=2115"},"modified":"2014-12-21T10:38:29","modified_gmt":"2014-12-21T10:38:29","slug":"dad-daldalaad-lagu-dilay-dalka-urdun","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/21\/dad-daldalaad-lagu-dilay-dalka-urdun\/","title":{"rendered":"Dad daldalaad lagu dilay dalka Urdun"},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\"><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/141221094152_execution_512x288_bbc_nocredit.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2116\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/141221094152_execution_512x288_bbc_nocredit-300x169.jpg?resize=300%2C169\" alt=\"141221094152_execution_512x288_bbc_nocredit\" width=\"300\" height=\"169\" \/><\/a>Urdun ayaa daldalaad ku dhishay 11 nin oo lagu eedeeyay dambi ah in ay dil geysteen.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiinta dalkaasi ayaa sheegay in raggaasi oo dhammaantood ah muwaadiniin u dhalatay Urdun la daldalay saaka aroornimadii hore.<\/p>\n<p>Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Urdun, Xuseen Almajaali, ayaa dhawaan sheegay suurtagalnimada in dib loo soo celin doono ku dhaqanka ciqaabta dilka noocani ah.<\/p>\n<p>Sanadkii 2006-dii ayaa dalkaasi si aan rasmi ahayn loo joojiyay in dadka dambiilayasha ah la daldalo.<\/p>\n<p>Xilligaasi ayuu wasiirku sheegay in dood weyn ay ka dhalatay in kororka falal dambiyeedyada ka dhaca dalkaasi loo adeegsado ciqaabta dilka.<\/p>\n<p>Tan iyo xilligaasna waxaa dil lagu fuliyay 120 qof.<\/p>\n<p>Ciqaabta noocani ay ayaa waxa ay ka jirtaa dalalka ku yaala Bariga Dhexe sida Sucuudi Carabiya, halkaasi oo sanadkan oo kaliya dil lagu fuliyay in ka badan 80 qof<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Urdun ayaa daldalaad ku dhishay 11 nin oo lagu eedeeyay dambi ah in ay dil geysteen. Mas\u2019uuliyiinta dalkaasi ayaa sheegay in raggaasi oo dhammaantood ah muwaadiniin u dhalatay Urdun la daldalay saaka aroornimadii hore. Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Urdun, Xuseen Almajaali, ayaa dhawaan sheegay suurtagalnimada in dib loo soo celin doono ku dhaqanka ciqaabta dilka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2116,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-2115","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-y7","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2115","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2115"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2115\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2115"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2115"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2115"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}