{"id":21138,"date":"2016-04-29T23:09:23","date_gmt":"2016-04-29T23:09:23","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=21138"},"modified":"2016-04-29T23:09:23","modified_gmt":"2016-04-29T23:09:23","slug":"war-deg-dega-madaxwayne-siilaanyo-oo-xilkii-ka-qaaday-wasiirkii-boosaha-iyo-taliyihii-ciidamada-bada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/04\/29\/war-deg-dega-madaxwayne-siilaanyo-oo-xilkii-ka-qaaday-wasiirkii-boosaha-iyo-taliyihii-ciidamada-bada\/","title":{"rendered":"War deg dega Madaxwayne Siilaanyo oo xilkii ka qaaday wasiirkii Boosaha iyo Taliyihii ciidamada Bada"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa (AN)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu digreeto madaxweyne uu xilalkii ay qaranka u hayeen kaga qaaday, Wasiirkii Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta iyo Taliyihii Ciidanka Badda Somalilan<br \/>\nTaariikh:\u00a029\/04\/2016<\/p>\n<p>WAR-SAXAAFADEED<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu tahay,JSL\/M\/XILQ\/249\/1-3973\/042016\u00a0uu xilalkii ay qaranka u hayeen kaga qaaday, Wasiirkii Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta iyo Taliyihii Ciidanka Badda Somaliland.<\/p>\n<p>Digreetada Madaxweynuhuna waxay u dhignayd Sidan:-<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>1. Ujeeddo:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0Xil-ka Qaadis<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>\u00d8\u00a0\u00a0Ku: \u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Mudane, Maxamed Jaamac Abgaal,<\/p>\n<p>Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta<\/p>\n<p>Og:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Mudane,<\/p>\n<p>Xilalka Qaranka ayey dabcigeed tahay in ay meerto noqoto oo kolba cid hanan karta loo dhiibo. Haddaba, markaan arkay in aad fulin wayday awaamiirtii aan ku siiyey; waxaan gartay in aan kaa qaado xilka Wasiirka Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta ee Jamhuuriyadda Somaliland.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Sidaa darteed, waxaan kaa rajaynayaa in aad si niyad sami ah ugu wareejiso xilka aad haysay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta, Mudane, Cismaan Garaad Soofe, oo si ku meel gaadh ah u sii hayn doona inta aan cid u soo magacaabayo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>2. Ujeeddo:\u00a0\u00a0 Xil-ka Qaadis<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>\u00d8\u00a0\u00a0Ku:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Sarreeyo Guuto, Maxamed Xuseen Faarax (Xiirane),<\/p>\n<p>Taliyihii Hore ee Ciidanka Badda JSL<\/p>\n<p>Og:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Mudane,<\/p>\n<p>Xilalka Qaranka ayey dabcigeed tahay in ay meerto noqoto oo kolba cid hanan karta loo dhiibo. Haddaba, markaan arkay in aad fulin wayday awaamiirtii aan ku siiyey; waxaan gartay in aan kaa qaado xilka Taliyaha Ciidanka Badda ee Jamhuuriyadda Somaliland.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Sidaa darteed, waxaan kaa rajaynayaa in aad si niyad sami ah ugu wareejiso xilka aad haysay Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Badda Jamhuuriyadda Somaliland, oo si ku meel gaadh ah u sii hayn doona inta aan cid u soo magacaabayo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>ALLAA MAHAD LEH<\/p>\n<p>Cabdiraxman Sh. Cilmi Fahiye (Shamax)<\/p>\n<p>Af-hayeenka Madaxtooyada<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa (AN)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu digreeto madaxweyne uu xilalkii ay qaranka u hayeen kaga qaaday, Wasiirkii Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta iyo Taliyihii Ciidanka Badda Somalilan Taariikh:\u00a029\/04\/2016 WAR-SAXAAFADEED &nbsp; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu tahay,JSL\/M\/XILQ\/249\/1-3973\/042016\u00a0uu xilalkii ay qaranka u hayeen kaga qaaday, Wasiirkii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2518,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-21138","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5uW","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21138","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21138"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21138\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21138"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21138"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21138"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}