{"id":21128,"date":"2016-04-29T15:07:31","date_gmt":"2016-04-29T15:07:31","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=21128"},"modified":"2016-04-29T15:07:31","modified_gmt":"2016-04-29T15:07:31","slug":"maxkamadda-gobolka-maroodi-jeex-oo-soo-gabagabaysay-dacwad-u-dhaxaysay-masuuliyiinta-wasaaradda-deegaanka-somaliland-iyo-muwaadin-reer-somaliland-ahqaabkii-uu-xukunku-u-dhacaysawiro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/04\/29\/maxkamadda-gobolka-maroodi-jeex-oo-soo-gabagabaysay-dacwad-u-dhaxaysay-masuuliyiinta-wasaaradda-deegaanka-somaliland-iyo-muwaadin-reer-somaliland-ahqaabkii-uu-xukunku-u-dhacaysawiro\/","title":{"rendered":"Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex Oo Soo Gabagabaysay Dacwad U Dhaxaysay Masuuliyiinta Wasaaradda Deegaanka Somaliland Iyo Muwaadin Reer Somaliland Ah+Qaabkii Uu Xukunku U Dhacay+Sawiro"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo news&#8211;<\/p>\n<p>Maxkamadda gobolka marooi-jeex ayaa maanta si rasmi ah usoo gabagabaysa dacwad indhaha bulshada ku cusbayd oo u dhaxasay masuuliyiinta wasaarada deegaanka Somaliland iyo muwaadin reer Somaliland ah oo lagu magacaabo Cabdilaahi Haaruun Daa\u2019uud.<\/p>\n<p>Dacwad aya ahayd mid ay msuuliyiinta\u00a0wasaarada deeganaka Somaliland ku eedeyeen ninkan muwaadinka ah inuu ka ganacsado gubista iyo goynta dhirta qoyan isagoona gacantiisa ku gooyay in kabadan 700 oo geed oo ah dhirta lo yaqaano galoolka iyo qudhaca.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha maxkamada gobolka maroodi-jeex Gar-yaqaan Axmed Dalmar Ismaaciil ayaa isagu dhagaysiga dacwadan ku qabtay goobtii falku ka dhacay ee uu muwaadinkanu sheeganayay oo ku taala tuulada Qori-jabley ee Degmada Sabowanaag.<\/p>\n<p>Waxaana dhagaysiga dacwadan iyaguna goob joogayaal ka ahaa masuuliyiinta wasaarada deegaanka Somaliland, gudoomiyaha maxkamada gobolka maroodi-jeex iyo masuuliyiin kale.<\/p>\n<p>Eedaysane Cabdilaahi Haruun Daa\u2019uud oo da\u2019diisu tahay 42 jir ayaa waxa uu \u00a0afkiisa ku qirtay inuu jaray dhirtaas,ay masuuliyiinta wasaaradu kusoo eedeyeen goynteeda.<\/p>\n<p>gabagabadiina Gudoomiyha maxkamada gobolka maroodi-jex garyaqaan Axmed Dalmar Ismaaciil ayaa isagu dhagaysiga dacwada soo gabagabeeyey,waxaana uu eedaysane Cabdilaahi Haaruun Daa\u2019uud ku xukumay 3 sanno oo xadhig ah iyo ganaax lacageed oo dhan (3000,000 sh.sl) iy waliba inuu marka uu xadhiga ganaaxa ah dhamaysto uu meeshii uu ka gooyay dhirta ku beero 200 oo geed.<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" height=\"300\" width=\"300\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-7189\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/1-184-740x444.jpg?fit=300%2C300\" alt=\"1\" \/> <img data-recalc-dims=\"1\" height=\"300\" width=\"300\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-7190\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/2-80-740x444.jpg?fit=300%2C300\" alt=\"2\" \/> <img data-recalc-dims=\"1\" height=\"300\" width=\"300\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-7191\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/3-72-740x444.jpg?fit=300%2C300\" alt=\"3\" \/> <img data-recalc-dims=\"1\" height=\"300\" width=\"300\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-7192\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/4-56-740x444.jpg?fit=300%2C300\" alt=\"4\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo news&#8211; Maxkamadda gobolka marooi-jeex ayaa maanta si rasmi ah usoo gabagabaysa dacwad indhaha bulshada ku cusbayd oo u dhaxasay masuuliyiinta wasaarada deegaanka Somaliland iyo muwaadin reer Somaliland ah oo lagu magacaabo Cabdilaahi Haaruun Daa\u2019uud. Dacwad aya ahayd mid ay msuuliyiinta\u00a0wasaarada deeganaka Somaliland ku eedeyeen ninkan muwaadinka ah inuu ka ganacsado gubista iyo goynta dhirta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":21130,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-21128","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5uM","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21128","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21128"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21128\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21128"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21128"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21128"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}