{"id":2112,"date":"2014-12-21T10:34:43","date_gmt":"2014-12-21T10:34:43","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=2112"},"modified":"2014-12-21T10:34:43","modified_gmt":"2014-12-21T10:34:43","slug":"doorasho-taariikhi-ah-oo-ka-dhacaysa-tuunis","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/21\/doorasho-taariikhi-ah-oo-ka-dhacaysa-tuunis\/","title":{"rendered":"Doorasho taariikhi ah oo ka dhacaysa Tuunis"},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\"><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/141124004219_tunisia_presidential_election_624x351_reuters_nocredit.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2113\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/141124004219_tunisia_presidential_election_624x351_reuters_nocredit-300x169.jpg?resize=300%2C169\" alt=\"141124004219_tunisia_presidential_election_624x351_reuters_nocredit\" width=\"300\" height=\"169\" \/><\/a>Dadka reer Tuuniisiya ayaa waxa ay dooranayaan madaxweynahoodii ugu horreeyay ee si xor ah loosoo doorto.<\/p>\n<p>Doorashadan oo ah wareeggii labaad ayaa waxa ay horseed u noqonaysaa in dalka uu u dhaqaaqo dhanka dimuqraadiyadda.<\/p>\n<p>Albaaji Qaaid Asibsi, oo boqolkiiba 39 ku guulaystay wareega koobaad, ayaa waxa uu la tartamayaa hogaamiyaha kumeelgaarka ah ee Munsif Marzuuqi.<\/p>\n<p>Mr Asibsi ayaa waxa uu matalayaa xisbiga Nidaa Tuunis.<\/p>\n<p>Tuunis ayaa aheyd dalkii ugu horreeyay ee erya madaxweynahoodii intii uu socday kacdoonkii Carabta, iyadoo sidoo kalana dhiirigalisay kacdoonadii kale ee ka dhacay gobolka.<\/p>\n<p>Mr Asibsi oo todobaadkan ay da&#8217;diisu noqotay 88 ayaa la soo shaqeeyay Madaxweynihii xilka laga tuuray Zaynal Caabidiin Bin Cali iyo Xabiib Burgiiba, oo ah hogaamiyihii ugu horreeyay ee dalkaasi xukuma xorniyaddii kaddib.<\/p>\n<p>Munsif Marzuuqi, oo ah 67 jir ayaa ah ninka ay aadka isku hayaan Asibsi, waxaana lagu yaqaan inuu u ololeeyo xuquuqda aadanaha iyadoo ay musaafurisay dowladdii Bin Cali.<\/p>\n<p>Waxa uu ahaa madaxeynihii kumeelgaarka ee Tuunis tan iyo 2011-kii, waxaana uu shacbiyad weyn ku dhex leeyahay dadka saboolka ah ee ku noo koonfurta<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dadka reer Tuuniisiya ayaa waxa ay dooranayaan madaxweynahoodii ugu horreeyay ee si xor ah loosoo doorto. Doorashadan oo ah wareeggii labaad ayaa waxa ay horseed u noqonaysaa in dalka uu u dhaqaaqo dhanka dimuqraadiyadda. Albaaji Qaaid Asibsi, oo boqolkiiba 39 ku guulaystay wareega koobaad, ayaa waxa uu la tartamayaa hogaamiyaha kumeelgaarka ah ee Munsif Marzuuqi. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2113,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-2112","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-y4","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2112","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2112"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2112\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2112"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2112"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2112"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}