{"id":21105,"date":"2016-04-28T13:19:22","date_gmt":"2016-04-28T13:19:22","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=21105"},"modified":"2016-04-28T13:19:22","modified_gmt":"2016-04-28T13:19:22","slug":"maamulka-gobolka-bakool-oo-sheegay-inay-bilaabeen-howl-galo-ka-dhan-ah-kooxda-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/04\/28\/maamulka-gobolka-bakool-oo-sheegay-inay-bilaabeen-howl-galo-ka-dhan-ah-kooxda-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Maamulka Gobolka Bakool Oo sheegay inay bilaabeen Howl-galo Ka Dhan Ah Kooxda Al-Shabaab"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8211;Maamulka Gobolka Bakool ayaa sheegay inay bilaabeen howl gal ka dhan ah Kooxda Al-Shabaab ee ku sugan deegaanada qaar ee ka tirsan gobolkaas.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Gobolka Bakool Maxamed Cabdi Tool ayaa sheegay in howl galkan ujeedkiisa yahay sidii Al-Shabaab looga saari lahaa deegaanada ay ku harsan yihiin, isuna furi lahaayeen wadooyinka ay jareen.<\/p>\n<p>\u201cHowl galo la isugu furayo wadada isku xirta Bay iyo Bakool ayaa socda, kooxaha nabad diidka waxaa ka saareynaa meelaha ay ku dhuumaaleysanayaan\u201dayuu yiri Guddoomiyaha Gobolka Bakool.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in\u00a0 deegaanada ay ku sugan yihiin ciidamada dowladda iyo AMISOM diyaarado loogu keeno saanada iyo sahayda.<\/p>\n<p>Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa shalay la wareegay deegaano ka tirsan degmada Xudur, waxaana ujeedka howl galka uu yahay sidii go\u2019doonka ay ku jirto Xudur looga qaadi lahaa.<\/p>\n<p>Al-Shabaab ayaa go\u2019doomiyay deegaano badan oo horay ay ula wareegeen ciidamada dowladda iyo AMISOM, waxaana deegaanada qaar ka jira xaalado bani\u2019aadanimo iyo sicir barar ku yimid maciisha.<\/p>\n<p>Arabsiyo Desk<\/p>\n<p>ArabsiyoNews@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8211;Maamulka Gobolka Bakool ayaa sheegay inay bilaabeen howl gal ka dhan ah Kooxda Al-Shabaab ee ku sugan deegaanada qaar ee ka tirsan gobolkaas. Guddoomiyaha Gobolka Bakool Maxamed Cabdi Tool ayaa sheegay in howl galkan ujeedkiisa yahay sidii Al-Shabaab looga saari lahaa deegaanada ay ku harsan yihiin, isuna furi lahaayeen wadooyinka ay jareen. \u201cHowl galo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":21108,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","default_image_id":0,"font":"","enabled":false},"version":2},"jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-21105","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5up","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21105","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21105"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21105\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21105"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21105"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21105"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}