{"id":21076,"date":"2016-04-27T13:47:06","date_gmt":"2016-04-27T13:47:06","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=21076"},"modified":"2016-04-27T13:47:06","modified_gmt":"2016-04-27T13:47:06","slug":"dadweyne-cadhaysan-oo-ku-weerarar-huteel-uu-buuhoodle-ka-degenaa-horjooge-cali-khaliif-galaydh","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/04\/27\/dadweyne-cadhaysan-oo-ku-weerarar-huteel-uu-buuhoodle-ka-degenaa-horjooge-cali-khaliif-galaydh\/","title":{"rendered":"Dadweyne Cadhaysan Oo Ku Weerarar Huteel Uu Buuhoodle Ka Degenaa Horjooge Cali Khaliif Galaydh"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Dadweyne cadheysan ayaa saaka hoteel uu Buuhoodle ka Deggenaa dagaal ooge Prof. Cali Khaliif Galeydh ku Weeraray, inkastoo aanay jirin wax khasaare ah oo weerarkaas ka dhashay.<\/p>\n<p>goobjoogayaal ku sugan Gobollada Sool iyo Sanaag ayaa kusoo warrantay in weerarkan maanta ay geysteen dad deegaanka ah oo careysan, iyadoo xustay in rasaas lagu furay hoteelka uu Galeydh ka deggenaa degmada Buuhoodle.<\/p>\n<p>\u201cFalka lagu weeraray Prof. Cali Khaliif Galeydh ayaa waxaa sababay, kaddib markii uu dhegaha ka fureystay dalab shacabka Buuhoodle uga yimid oo ahaa inuu isaga baxo degmadooda, haatanna waxaa socda kulammo lagu qaboojinayo xiisaddaas,\u201d ayay tiri yidhi mid ka mid ah goobjoogayaasha<\/p>\n<p>Sidoo kale, Wararka ayaa sheegaya in shacabka deegaanka ee weeraray Hoteelka uu dagaal ooge ka deggen yahay Buuhoodle ay dalbanayaan inuu ka baxo magaaladaas, inkastoo weli uu Prof. Galeydh ku sugan yahay Buuhoodle.<\/p>\n<p>\u201cDadku waxay dalbanayaan inuu Prof. Cali Khaliif ka baxo magaaladooda, iyagoo ku an-dacoonaya in deegaannadii uu horay ugu sugnaa ay dhawr jeer qabsadeen qaar ka mid ah ciidamada Somaliland, waan taas midda ay ku dalbadeen inuu Buuhoodle isaga baxo,\u201d ayay yiraahdeen dad ku sugan degmada Buuhoodle oo dhankooda la hadlay Warbaahinta.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyo Desk<\/p>\n<p>Arabsiyonew@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Dadweyne cadheysan ayaa saaka hoteel uu Buuhoodle ka Deggenaa dagaal ooge Prof. Cali Khaliif Galeydh ku Weeraray, inkastoo aanay jirin wax khasaare ah oo weerarkaas ka dhashay. goobjoogayaal ku sugan Gobollada Sool iyo Sanaag ayaa kusoo warrantay in weerarkan maanta ay geysteen dad deegaanka ah oo careysan, iyadoo xustay in rasaas lagu furay hoteelka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":13502,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","default_image_id":0,"font":"","enabled":false},"version":2},"jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-21076","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5tW","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21076","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21076"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21076\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21076"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21076"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21076"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}