{"id":21075,"date":"2016-04-27T13:54:15","date_gmt":"2016-04-27T13:54:15","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=21075"},"modified":"2016-04-27T13:54:15","modified_gmt":"2016-04-27T13:54:15","slug":"madaxwaynaha-somaliland-oo-tacsi-u-diray-eheladii-iyo-qaraabadii-ay-ka-baxeen-dad-maanta-ku-geeriyooday-shil-babuur-oo-ka-dhacay-duleedka-magaalada-hargeysa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/04\/27\/madaxwaynaha-somaliland-oo-tacsi-u-diray-eheladii-iyo-qaraabadii-ay-ka-baxeen-dad-maanta-ku-geeriyooday-shil-babuur-oo-ka-dhacay-duleedka-magaalada-hargeysa\/","title":{"rendered":"Madaxwaynaha Somaliland Oo Tacsi U Diray Eheladii Iyo Qaraabadii Ay Ka Baxeen Dad Maanta Ku Geeriyooday Shil Babuur Oo Ka Dhacay Duleedka Magaalada Hargeysa"},"content":{"rendered":"<p>IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN<\/p>\n<p>Hargeysa(Arabsiyo News)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo Isagoo ku hadlaaya magaciisa iyo ka shacbiga Somaliland waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoysaskii, qaraabadii, eheladii, asxaabtii iyo guud ahaan shacbiga Somaliland isagoo ka tacsiyadaynaya dadkii ku geeriyooday shilka naxdinta leh ee ka dhacay Kantratoolka bari ee Hargeysa maanta 27\/04\/2016, shilkaas oo ay ku naf-waayeen 5 qof.<\/p>\n<p>Madaxweynuhu waxa uu Marxuumiinta Alle uga baryayaa inuu u naxariisto jannadana geeyo qoysaskii, eheladii, qaraabadii iyo shacbiga Somaliland ee ay ka baxeenna samir iyo iimaan Saadiqa ka siiyo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN<\/p>\n<p>C\/raxman Sh Cilmi Fahiye (Shamax)<\/p>\n<p>Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyo Desk<\/p>\n<p>ArabsiyoNews@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Hargeysa(Arabsiyo News)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo Isagoo ku hadlaaya magaciisa iyo ka shacbiga Somaliland waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoysaskii, qaraabadii, eheladii, asxaabtii iyo guud ahaan shacbiga Somaliland isagoo ka tacsiyadaynaya dadkii ku geeriyooday shilka naxdinta leh ee ka dhacay Kantratoolka bari ee Hargeysa maanta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":7544,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","default_image_id":0,"font":"","enabled":false},"version":2},"jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-21075","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5tV","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21075","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21075"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21075\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21075"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21075"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21075"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}