{"id":21040,"date":"2016-04-25T14:50:07","date_gmt":"2016-04-25T14:50:07","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=21040"},"modified":"2016-04-25T14:50:07","modified_gmt":"2016-04-25T14:50:07","slug":"fanaaniinta-uk-oo-qabanaya-munaasibad-loogu-dabaal-dagayo-guushii-madaxweynaha-djabouti-iyo-fariinta-dadweynaha-loo-dirayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/04\/25\/fanaaniinta-uk-oo-qabanaya-munaasibad-loogu-dabaal-dagayo-guushii-madaxweynaha-djabouti-iyo-fariinta-dadweynaha-loo-dirayo\/","title":{"rendered":"Fanaaniinta UK Oo Qabanaya Munaasibad Loogu Dabaal Dagayo Guushii Madaxweynaha Djabouti Iyo Fariinta Dadweynaha Loo Dirayo"},"content":{"rendered":"<p>London(AN):-Faniinta Uk ayaa munaasibad\u00a0 loogu dabaal dagayo guushii uu madaxweynaha Djabouti ka gaadhay doorashooyinkii ka dhacay wadankaasi ku qaban doona magaalada London ee\u00a0 xarunta wadanka Ingiriiska.<br \/>\nFanaaniintan ayaa waxa ka mid ah Nuur Daalacay, Aamina Afrik, Abdiqaadir AJ, Sir Maxamuud,Deeq Bilan, Safiya Volcan, Abdirisaaq Gaadaco,Queen Tasha Iyo fanaaniin kale, waxay ku soo bandhigi doonaan heeso loogu dabaal dagayo guusha madaxweynaha Dalka Djabouti ka gaadhay doorashooyinkii.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/IMG_14451.JPG.png\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-21041\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/IMG_14451.JPG-204x300.png?resize=564%2C830\" alt=\"IMG_1445(1).JPG\" width=\"564\" height=\"830\" \/><\/a><\/p>\n<p>Waxaana la ogaysiinayaa dhamaanba dadweynuhu inay ka soo qayb galaan munaasibadaasi.<\/p>\n<p>Arabsiyonews.Net<br \/>\nOffice Gabiley<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>London(AN):-Faniinta Uk ayaa munaasibad\u00a0 loogu dabaal dagayo guushii uu madaxweynaha Djabouti ka gaadhay doorashooyinkii ka dhacay wadankaasi ku qaban doona magaalada London ee\u00a0 xarunta wadanka Ingiriiska. Fanaaniintan ayaa waxa ka mid ah Nuur Daalacay, Aamina Afrik, Abdiqaadir AJ, Sir Maxamuud,Deeq Bilan, Safiya Volcan, Abdirisaaq Gaadaco,Queen Tasha Iyo fanaaniin kale, waxay ku soo bandhigi doonaan heeso [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":21041,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","default_image_id":0,"font":"","enabled":false},"version":2},"jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-21040","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5tm","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21040","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21040"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21040\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21040"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21040"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21040"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}