{"id":21034,"date":"2016-04-25T14:00:36","date_gmt":"2016-04-25T14:00:36","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=21034"},"modified":"2016-04-25T14:00:36","modified_gmt":"2016-04-25T14:00:36","slug":"daawo-sawirada-xiddig-qiimo-yar-ku-fadhiyay-oo-qaali-isku-badalay-loona-aqoonsaday-laacibka-ugu-wanaagsan-premier-league","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/04\/25\/daawo-sawirada-xiddig-qiimo-yar-ku-fadhiyay-oo-qaali-isku-badalay-loona-aqoonsaday-laacibka-ugu-wanaagsan-premier-league\/","title":{"rendered":"Daawo Sawirada Xiddig Qiimo yar ku fadhiyay oo Qaali isku badalay loona aqoonsaday Laacibka ugu wanaagsan Premier League."},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Mid ka mid ah Xiddigaha ka ciyaara horyaalka dalka Ingiriiska ee Premier League ayaa waxaa loo aqoonsaday laacibka ugu wanaagsan horyaalkaas waliba ka soo jeeda Qaarada Africa kaas oo ku guuleeystay abaalmarinta Player of the year (PFA) .<\/p>\n<p>Riad Mahrez oo u dhashay dalka Aljeeriya una ciyaara kooxda Leicester City ee horyaalka dalka Ingiriiska ayaa waxaa abaalmarinta xiddiga sanadka ee (PFA) gudoonsiiyay xiriirka kubada cagta dalka Ingiriiska ee (FA) . Laacibkaan ayaa noqonayaa xiddigii ugu horeeyay ee carbeed ama ka soo jeeda Qaarada Africa ee qaada abaalmarintaan qaaliga ah .<\/p>\n<p>Riad Mahrez oo 28-jir ah wuxuu ku dhashay dalka Faransiiska balse laacibkaan ayaa u ciyaara Qaranka dalkiisa ee Al Jeeriya . Xiddigaan oo markiisii hore lagu soo iibsaday Aduun dhan kaliyah 500.000 ayaa iminka waxa uu isku badalay 20- Milyan oo Euro .<\/p>\n<p>Ciyaaryahan Riad Mahrez iyo kooxdiisa Leicester City ayaa horyaalka dalka Ingiriiska ee Premier League waxeey ku hogaaminayaan 76-dhibcood waxaana guud ahaan horyaalka oo dhan ka harsan 3-kulan oo kaliyah , taas oo macnaheedu tahay hadeey 2-kulan oo kaliyah badiyaan inay qaadi doonaan Premier League .<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/mehrez_1.jpg?w=696\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/mehrez_2.jpg?w=696\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/mehrez_3.jpg?w=696\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/mehrez_4.jpg?w=696\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/mehrez_5.jpg?w=696\" alt=\"\" align=\"left\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Mid ka mid ah Xiddigaha ka ciyaara horyaalka dalka Ingiriiska ee Premier League ayaa waxaa loo aqoonsaday laacibka ugu wanaagsan horyaalkaas waliba ka soo jeeda Qaarada Africa kaas oo ku guuleeystay abaalmarinta Player of the year (PFA) . Riad Mahrez oo u dhashay dalka Aljeeriya una ciyaara kooxda Leicester City ee horyaalka dalka Ingiriiska [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":21035,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","default_image_id":0,"font":"","enabled":false},"version":2},"jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-21034","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5tg","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21034","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21034"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21034\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21034"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21034"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21034"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}