{"id":21027,"date":"2016-04-25T13:51:13","date_gmt":"2016-04-25T13:51:13","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=21027"},"modified":"2016-04-25T13:51:13","modified_gmt":"2016-04-25T13:51:13","slug":"guddiga-doorashooyinka-maamulka-puntland-oo-maanta-la-dhaariyaysawiro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/04\/25\/guddiga-doorashooyinka-maamulka-puntland-oo-maanta-la-dhaariyaysawiro\/","title":{"rendered":"Guddiga Doorashooyinka Maamulka Puntland Oo  Maanta La Dhaariyay+Sawiro"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8211;Guddiga Doorashooyinka Puntland oo ka kooban 9-xubnood oo shalay Cod Aqlibiyad ah ku\u00a0 Ansixiyeen Baarlamaanka Puntland\u00a0 ayaa waxaa Maanta Dhiiriyay Madaxweyne ku Xigeenka Puntland Eng Camey iyo Mas<\/p>\n<p>Madasha lagu dhaarinayay\u00a0\u00a0 Guddiga Doorashooyinka Puntland ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiyha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Axmed Cali Xaashi iyo xubin ka socodey Maxkamadda sare.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha golaha Wakiillada\u00a0 Puntland Axmed Cali Xaashi oo\u00a0 hadal ka jeediyey Madasha Daarinta ayaa ku booriyay Gudiga Doorashooyinka Cusub inay Shaqadooda u gutaan Waajibaadkooda.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Eng Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar (Camey) ayaa Gudiga Doorashooyinka ku amaanay Aqoonta ay u leeyihiin shaqadda la Magacaabey.<\/p>\n<p>Ugu Dambayn,Madaxweyne ku-Xigeenka Puntland ayaa\u00a0 Shacabka Puntland ugu Baaqay inay la shaqeeyan Gudiga Doorashooyinka Puntland.<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-6847\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/1-153.jpg?w=696\" alt=\"1\" \/> <img data-recalc-dims=\"1\" height=\"300\" width=\"300\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-6848\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/2-66.jpg?fit=300%2C300\" alt=\"2\" \/> <img data-recalc-dims=\"1\" height=\"300\" width=\"300\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-6849\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/3-59.jpg?fit=300%2C300\" alt=\"3\" \/> <img data-recalc-dims=\"1\" height=\"300\" width=\"300\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-6850\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/4-48.jpg?fit=300%2C300\" alt=\"4\" \/> <img data-recalc-dims=\"1\" height=\"300\" width=\"300\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-6851\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/5-37.jpg?fit=300%2C300\" alt=\"5\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8211;Guddiga Doorashooyinka Puntland oo ka kooban 9-xubnood oo shalay Cod Aqlibiyad ah ku\u00a0 Ansixiyeen Baarlamaanka Puntland\u00a0 ayaa waxaa Maanta Dhiiriyay Madaxweyne ku Xigeenka Puntland Eng Camey iyo Mas Madasha lagu dhaarinayay\u00a0\u00a0 Guddiga Doorashooyinka Puntland ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiyha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Axmed Cali Xaashi iyo xubin ka socodey Maxkamadda sare. Guddoomiyaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":21030,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","default_image_id":0,"font":"","enabled":false},"version":2},"jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-21027","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5t9","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21027","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21027"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21027\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21027"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21027"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21027"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}