{"id":20995,"date":"2016-04-24T13:37:17","date_gmt":"2016-04-24T13:37:17","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=20995"},"modified":"2016-04-24T13:37:17","modified_gmt":"2016-04-24T13:37:17","slug":"ciidamada-nisa-oo-qabtay-laba-gaadhi-oo-laga-soo-buuxiyay-waxyaalaha-qarxa-iyo-mid-kamida-gawaadhida-oo-qarxaykhasaaraha-uu-gaystay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/04\/24\/ciidamada-nisa-oo-qabtay-laba-gaadhi-oo-laga-soo-buuxiyay-waxyaalaha-qarxa-iyo-mid-kamida-gawaadhida-oo-qarxaykhasaaraha-uu-gaystay\/","title":{"rendered":"Ciidamada NISA Oo Qabtay Laba Gaadhi Oo Laga Soo Buuxiyay Waxyaalaha Qarxa Iyo Mid Kamida Gawaadhida Oo Qarxay+Khasaaraha Uu Gaystay"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;-Ciidamada NISA ee dawlada somaliya ayaa xalay isgoyska Cali-makiin ku qabtay laba gaadhi oo laga soo buuxiyay waxyaalaha qarxa isla markaana la doonayay in lagu bartilmaameeedsado goobo shacab badani joogeen.<\/p>\n<p>Labadan gaadhi ayaa mid ahaana waxa lagu soo rakibay waxyaalaaha qarxa midna waxa fuushanaa ninkii loogu tala galay inuu qarxo oo falka fuliyo balse ciidamada ayaa fashiliyay falkaas.<\/p>\n<p>Waxaana markii ay ciidanka u tababaran furfurista waxyaalah qarxa ay guda galee hawshii lagaga furfurayay gaadhiga qaraxa ayaa waxa qarxay mid kamida labadii gaaadhi waxaan khsaare dhaawac uu soo gaadhay wariye Camera-man Fahad Cabdi Gaas oo isago duubayay iyo askariga u tababaran furfurista waxyaalaha qarxa Muxiyadiin.<\/p>\n<p>Waxaaa labada qof xaaladooda caafimaad lagula tacalayaa cusbitaal ku yaala magaalada muqdisho.<\/p>\n<p>Dhanka kale ciidamadu waxay soo qabteen kooxdii waday falkan.<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-6666\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/4-45.jpg?w=696\" alt=\"4\" \/> <img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-6665\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/3-53.jpg?w=696\" alt=\"3\" \/> <img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-6664\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/2-62.jpg?w=696\" alt=\"2\" \/> <img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-6663\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/1-141.jpg?w=696\" alt=\"1\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;-Ciidamada NISA ee dawlada somaliya ayaa xalay isgoyska Cali-makiin ku qabtay laba gaadhi oo laga soo buuxiyay waxyaalaha qarxa isla markaana la doonayay in lagu bartilmaameeedsado goobo shacab badani joogeen. Labadan gaadhi ayaa mid ahaana waxa lagu soo rakibay waxyaalaaha qarxa midna waxa fuushanaa ninkii loogu tala galay inuu qarxo oo falka fuliyo balse [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":21001,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","default_image_id":0,"font":"","enabled":false},"version":2},"jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-20995","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5sD","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20995","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20995"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20995\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20995"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20995"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20995"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}