{"id":20990,"date":"2016-04-24T13:23:01","date_gmt":"2016-04-24T13:23:01","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=20990"},"modified":"2016-04-24T13:23:01","modified_gmt":"2016-04-24T13:23:01","slug":"agaasimaha-diinta-iyo-awqaafta-oo-gaadhi-uu-leeyahay-lagu-qabtay-khamri","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/04\/24\/agaasimaha-diinta-iyo-awqaafta-oo-gaadhi-uu-leeyahay-lagu-qabtay-khamri\/","title":{"rendered":"Agaasimaha Diinta iyo Awqaafta S\/land oo gaadhi uu leeyahay lagu qabtay Khamri"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)Ciidanka booliska Magaalada Berbera ee Xarunta Gobolka Saaxil waxa ay shalay gacanta ku dhigeen gaadhi noociisu yahay Booyad kaasi oo uu mulkiyadiisa leeyahay Agaasimaha Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Saleebaan Siciid Cali,<\/p>\n<div class=\"newscontent\">\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n<p>Waxaana saaka la keenay maxkamada degmada Berbera iyada oo la sheegay in Khamrigan lagu siday booyada agaasimaha wasaarada diinta laga keenay magaalada Burco.<\/p>\n<p>Wali lama shaacin tirade iyo cadadka inta uu leeg yahay khamriga lagu qabtay gaadhiga booyada ah ee uu leeyahay masuul ka tirsan xukumada Somaliland isaga oo waliba haya xil ka mid ah kuwa ugu culus ee dhinaca Diinta.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)Ciidanka booliska Magaalada Berbera ee Xarunta Gobolka Saaxil waxa ay shalay gacanta ku dhigeen gaadhi noociisu yahay Booyad kaasi oo uu mulkiyadiisa leeyahay Agaasimaha Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Saleebaan Siciid Cali, &nbsp; Waxaana saaka la keenay maxkamada degmada Berbera iyada oo la sheegay in Khamrigan lagu siday booyada agaasimaha wasaarada diinta laga keenay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":12754,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","default_image_id":0,"font":"","enabled":false},"version":2},"jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-20990","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5sy","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20990","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20990"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20990\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20990"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20990"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20990"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}