{"id":20988,"date":"2016-04-24T13:19:06","date_gmt":"2016-04-24T13:19:06","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=20988"},"modified":"2016-04-24T13:19:06","modified_gmt":"2016-04-24T13:19:06","slug":"gudoomiyaha-golaha-wakiilada-sland-oo-ka-hadlay-xaalada-banka-qoolcadey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/04\/24\/gudoomiyaha-golaha-wakiilada-sland-oo-ka-hadlay-xaalada-banka-qoolcadey\/","title":{"rendered":"Gudoomiyaha Golaha Wakiilada S\/land oo ka hadlay xaalada Banka Qoolcadey"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland isla markaana ah gudoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu markii ugu horeysay \u00a0ka hadley xaalada banka Qool-Cadey oo shalay dagaal ku dhex maray ciidamda Booliska iyo Maleeshiyaad beelaad .<\/p>\n<div class=\"newscontent\">\n<p>Gudoomiyaha ayaa waxaa u shacbiga ku nool deeganka Banka Qool-Cadey ugu baaqay in ay ka shaqeyeen nabada iyo xasiloonida xukuumada waxaa uu u soo jeediyey in ay arintaasi ku dhameyso si ay masuulyadi ku jirto waxaana uu yidhi<\/p>\n<p>\u201cWaxaan Shacbiga rer Somaliland ee Qool-Cadey deeganka u ah iyo hareerihiisa\u00a0 ugu baaqayaa\u00a0 guud ahaan in xasiloonida iyo nabad galyada laga wada shaqaeeyo waxaanan ugu baaqaya baaq nabadeed sidoo kalana xukuumada waxaan ugu baaqaya in si ay masuulyadi ku jirto arintaasi u gasho \u201d ayuu yidhi Gudoomiye Ciro<\/p>\n<\/div>\n<p>Sidoo kale gudoomiye Ciro waxaa uu baaq fariin ah u diray dadka ku dhaqan gobalka Maroodi-Jeex isaga oo ugu baaqay in ay si wacan u qaatan kaadhka diwaangalinta cod bixiyaasha oo dhawaan laga\u00a0 bilaabi doono waxaana uu yidhi<\/p>\n<p>\u201cwaxaa aad ka warqabtaan in diwaangaintii gobalka Maroodi-Jeex si rasami ah loogu dhawaaqi doono bishan 30 keeda markaa shacbiga gobalka Maroodi-jeex oo ah gobalka ugu mihiimsan Somaliland waxaan ugu baaqaya in ay si wanaagsan isku diwaangaliyaan si ay u helaan xaqooda Dastuuriga ah ee ah in ay codeeyaan \u201d ayuu\u00a0 hadalkiisii ku soo koobay gudoomiye Ciro<\/p>\n<p><strong>Halkan Ka Daalaco Muuqalka Warkan.<\/strong><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/177Yl0BlnL0\" width=\"640\" height=\"390\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland isla markaana ah gudoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu markii ugu horeysay \u00a0ka hadley xaalada banka Qool-Cadey oo shalay dagaal ku dhex maray ciidamda Booliska iyo Maleeshiyaad beelaad . Gudoomiyaha ayaa waxaa u shacbiga ku nool deeganka Banka Qool-Cadey ugu baaqay in ay ka shaqeyeen nabada iyo xasiloonida [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":17233,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","default_image_id":0,"font":"","enabled":false},"version":2},"jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-20988","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5sw","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20988","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20988"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20988\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20988"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20988"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20988"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}