{"id":20978,"date":"2016-04-23T13:56:14","date_gmt":"2016-04-23T13:56:14","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=20978"},"modified":"2016-04-23T13:56:14","modified_gmt":"2016-04-23T13:56:14","slug":"magafayaasha-dhalinyarada-tahriibiyaa-hargeysa-ayay-guryo-waa-wayn-ku-leeyihiin-oo-ay-dagan-yihiin-xukumadduna-waxba-kama-qaban-arinkaaaqoonyahan-jamaal-cali-xuseen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/04\/23\/magafayaasha-dhalinyarada-tahriibiyaa-hargeysa-ayay-guryo-waa-wayn-ku-leeyihiin-oo-ay-dagan-yihiin-xukumadduna-waxba-kama-qaban-arinkaaaqoonyahan-jamaal-cali-xuseen\/","title":{"rendered":"\u201cMagafayaasha Dhalinyarada Tahriibiyaa Hargeysa Ayay Guryo Waa Wayn Ku leeyihiin Oo Ay Dagan Yihiin Xukumadduna Waxba Kama Qaban Arinkaa\u201dAqoonyahan Jamaal Cali Xuseen"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo news&#8212;Musharraxa jagada madaxweyne ee xisbiga Mucaaradka ah ee UCID,Aqoonyahan Jamaal Cali Xusseen oo maanta warfidiyeenada kula hadlayey magaalada Hargeysa,ayaa ka Hadley aafada tahriibta ee saamaysay qaranka Somaliland \u00a0ee ay ku madheen dhalinyaradii somaliyeed, waxaana uu sheegay in dadka dhalinyarada tahriibiya ee kaxeeyaa ay magaalada hargeysa iyo magaalooyinka kaleba ku leeyihiin guryo waa wayn oo ay dagan yihiin isaga oo xukumaddana ku eedeyey inaanay waxba ka qaban dadkaasi waxaana uu yidhi.<\/p>\n<p>\u201c\u201dWaad arkeysaan dhallinyaradeenii badahay ku dhammaanayaan, qarankeenii somaliland-na aadbay u saamaysay waxay murugo iyo ciil ku reebtay hooyooyinkii ina dhalay,magafayashii dadka kaxeeeyey magaalada Hargeysa ayey ku leeyihiin guryo waa wayn,waxba lagama qaban xukumadduna arinkaa way ka gaabisay \u201d Ayuu yidhi Jamaal Cali Xusseen.<\/p>\n<p>Sidoo kale Aqoonyahan Jamaal Cali Xusseen waxa uu dhalinyarada somaliyeed gaar ahaana Somaliland ugu baaqay inay ka waantoobaan tahriibka isla markaana dalkooda aaminaan kuna hamiyaan inay noqdaan hogaamiyayaasha dalka waxaana uu yidhi.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan ka hadleynaa arrimaha dalkeenna ayeynu ka hadleynaa,markaa waxaan idin leeyahay dhallinyaradu ha ogaato in tahriibtu aanay muhiim ahayn,Tahriibta sida looga bixi lahaana waa inay iyagau gacanta laysku qabsado oo mid qudha lawada noqdo oo la\u00a0 xisaabtamaan,dalkanna inay iyagu leeyihiin,oo ay iyagu ku xisaabtamaan ayaa wanaagsan,maaha mar walba inuu siyaasi u soo cumaamado\u201dAyuu yidhi Jamaal Cali Xusseen.<\/p>\n<p>Geesta kale Aqoonyahan Jamaal Cali Xusseen,ayaa si cad u sheegey in aanu isagu hayn xal lagaga bixi karo aafada tahriibta,balse ay fududa hay sidii looga bixi lahaa waxaana uu yidhi.<\/p>\n<p>\u201dAnigu odhan maayo anaa xalkii haya tahriibta lagaga baxaayey,laakiin waxyar oo fudud oo la sameyn karaayo ayaa wanaagsan in la sameeyo\u201d Musharraxa jagada madaxweyne ee xisbiga Mucaaradka ah ee UCID,Aqoonyahan Jamaal Cali Xusseen.<\/p>\n<p>Hadlakan kasoo yeedhay aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa kusoo beegmaya kadib markii ay dhalinyaro kor u dhafaya 400 oo qof ay dhawaan ku naf waayeen badda u dhaxaysa dalalka masar iyo talyaani taasi oo raad wayn ku reebtay umadda somaliyeed<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo news&#8212;Musharraxa jagada madaxweyne ee xisbiga Mucaaradka ah ee UCID,Aqoonyahan Jamaal Cali Xusseen oo maanta warfidiyeenada kula hadlayey magaalada Hargeysa,ayaa ka Hadley aafada tahriibta ee saamaysay qaranka Somaliland \u00a0ee ay ku madheen dhalinyaradii somaliyeed, waxaana uu sheegay in dadka dhalinyarada tahriibiya ee kaxeeyaa ay magaalada hargeysa iyo magaalooyinka kaleba ku leeyihiin guryo waa wayn oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":7344,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","default_image_id":0,"font":"","enabled":false},"version":2},"jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-20978","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5sm","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20978","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20978"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20978\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20978"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20978"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20978"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}