{"id":20939,"date":"2016-04-22T14:57:03","date_gmt":"2016-04-22T14:57:03","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=20939"},"modified":"2016-04-22T14:57:03","modified_gmt":"2016-04-22T14:57:03","slug":"waan-sharaxanahay-doorashada-2016-ka-dalka-ka-dhacaysa-xasan-sheekh","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/04\/22\/waan-sharaxanahay-doorashada-2016-ka-dalka-ka-dhacaysa-xasan-sheekh\/","title":{"rendered":"Waan Sharaxanahay Doorashada 2016-ka Dalka Ka Dhacaysa Xasan Sheekh"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho {AN}&#8211;Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shaaciyay inuu mar kale u Tartamayo Hoggaanka Somalia, isagoo xusay inuu la imaan doono ajandayaal cusub oo uu shacabka Soomaaliyeed u ballan-qaadi doono.<\/p>\n<p>Xasan Sheekh, ayaa xusay inuu diyaar u yahay inuu mar kale Doorashada Somalia ka dhici doonta daba-yaaqada sanadkan uu ka qayb-galayo, iyadoo hadalkan noqonayaa midkii ugu horreeyay oo uu si rasmi ah ugu sheego Madaxweyne Xasan inuu mar kale u tartami doono xafiiska hoggaanka dalka.<\/p>\n<p>\u201cSidii markii horeba aan ula nimid ajandihii lixda tiir oo ay wax badan dhaqan-galeen ayaa marka la gaadho xilliga doorashada Sannadkan ay dhacayso ula imaan doonaa ajandaheenna. markaas ayaana la ogaan doonaa.\u201d Ayuu idaacadda VOA da u sheegay Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa u muuqday inuu inta badan ka war-wareegayay inuu toos uga jawaabo arrinta la xidhiidha murashaxnimadiisa, wuxuuna si kooban u xusay in uu diyaar u yahay inuu doorashada ka qayb-galo oo kale.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Daba-yaaqada Sannadkan lagu jiro ee 2016-ka, ayaa lagu wadaa inay dalka ka dhacdo doorasho ka duwan tii la filayay ee ahayd Qof &amp; Cod, iyadoo Hogaamiyeyaasha Somalia ay ku heshiiyeen dhawaan in doorashada sannadkan ay noqoto mid hannaanka 4.5-ka ku dhisan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Muqdisho Desk<\/p>\n<p>ArabsiyoNews@gmail,com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho {AN}&#8211;Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shaaciyay inuu mar kale u Tartamayo Hoggaanka Somalia, isagoo xusay inuu la imaan doono ajandayaal cusub oo uu shacabka Soomaaliyeed u ballan-qaadi doono. Xasan Sheekh, ayaa xusay inuu diyaar u yahay inuu mar kale Doorashada Somalia ka dhici doonta daba-yaaqada sanadkan uu ka qayb-galayo, iyadoo hadalkan noqonayaa midkii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":962,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","default_image_id":0,"font":"","enabled":false},"version":2},"jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-20939","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5rJ","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20939","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20939"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20939\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20939"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20939"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20939"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}