{"id":2090,"date":"2014-12-21T09:51:36","date_gmt":"2014-12-21T09:51:36","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=2090"},"modified":"2014-12-21T09:51:36","modified_gmt":"2014-12-21T09:51:36","slug":"madaxweynaha-dalka-cuba-raul-castro-ayaa-sheegaya-inuu-aqbalay-casuumaadda-shirka-mareykanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/21\/madaxweynaha-dalka-cuba-raul-castro-ayaa-sheegaya-inuu-aqbalay-casuumaadda-shirka-mareykanka\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha dalka Cuba, Raul Castro, ayaa sheegaya inuu aqbalay casuumaadda shirka mareykanka"},"content":{"rendered":"<h2><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/141218032449_barack_obama_raul_castro_512x288__nocredit-150x150.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-2091\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/141218032449_barack_obama_raul_castro_512x288__nocredit-150x150.jpg?resize=150%2C150\" alt=\"141218032449_barack_obama_raul_castro_512x288__nocredit-150x150\" width=\"150\" height=\"150\" \/><\/a>Madaxweynaha dalka Cuba, Raul Castro, ayaa sheegaya inuu aqbalay casuumaadda shirka mareykanka ee bishs April lagu qabanayo Panama.<br \/>\nTani waxay noqoneysaa markii ugu horeysay oo fool-ka-fool uu u hor fadhiisto madaxweyne Obama, tani iyo markii labada dal ay isku raaceen inay dib u bilaabaan xidhiidhada diblumaasiyadeed, horaantii todobaadkan.<\/h2>\n<h2>Hadalkan aqbalaadda ay ayaa Madaxweyne Castro waxa uu kaga dhawaaqay xarunta baarlamaanka ee Cuba ee magaalada Havana.<\/h2>\n<h2>Madaxweyne Castro ayaa sheegay inay furantahay ka doodidda arrimo badan, balse Cuba ayuu tilmaamay inaysan ka tanaasuli doonin mabaadii\u2019deeda hantiwdaaga ah.<br \/>\nMadaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa weli doonaya in golaha Congresska ee ay maamulaan Jamhuuriyiinta inay Cuba ka qaadaan xayiraadda 10ka sano ee ka saaran dhanka ganacsiga.<br \/>\nBalse madaxweynaha Cuba Raul Castro ayaa sheegay in Cuba ay dhibaato soo martay muddaddii ay xayiraadda saarneyd<\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dalka Cuba, Raul Castro, ayaa sheegaya inuu aqbalay casuumaadda shirka mareykanka ee bishs April lagu qabanayo Panama. Tani waxay noqoneysaa markii ugu horeysay oo fool-ka-fool uu u hor fadhiisto madaxweyne Obama, tani iyo markii labada dal ay isku raaceen inay dib u bilaabaan xidhiidhada diblumaasiyadeed, horaantii todobaadkan. Hadalkan aqbalaadda ay ayaa Madaxweyne Castro waxa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2091,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-2090","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-xI","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2090","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2090"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2090\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2090"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2090"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2090"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}