{"id":20899,"date":"2016-04-20T17:40:03","date_gmt":"2016-04-20T17:40:03","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=20899"},"modified":"2016-04-20T17:40:03","modified_gmt":"2016-04-20T17:40:03","slug":"madaxwaynaha-somaliland-oo-dhambaal-tacsi-udiray-madaxdhaqameedka-dalka-geerida-ku-timid-allaha-unaxariistee-caaqil-cismaan-jaamac-gaas","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/04\/20\/madaxwaynaha-somaliland-oo-dhambaal-tacsi-udiray-madaxdhaqameedka-dalka-geerida-ku-timid-allaha-unaxariistee-caaqil-cismaan-jaamac-gaas\/","title":{"rendered":"Madaxwaynaha Somaliland oo dhambaal Tacsi udiray Madaxdhaqameedka dalka Geerida ku timid Allaha unaxariistee Caaqil Cismaan Jaamac Gaas"},"content":{"rendered":"<p class=\"ecxMsoNormal\">Tacsi(AN) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo, isagoo ku hadlaya magaciisa iyo ka shacbiga Somaliland waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa madax-dhaqameedka, waayeelka, waxgaradka, Boqorada, ugaasyada, Cuqaasha, Salaadiinta, qoyskii, qaraabadii, eheladii, asxaabtii iyo guud ahaan shacbiga Somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Caaqil Cismaan Jaamac Gaas, oo ku geeriyooday 20\/04\/2016, Magaalada Burco.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Madaxweynuhu waxa uu Marxuumka ku sifeeyey Oday qaran oo ka baxay dalka iyo dadkaba kana mid ahaa cuqashi hore ee soo jireenka ahaa, qayb weyna ka soo qaatay halgankii, dib u xorayntii iyo nabadayntii beelaha wada dega Somaliland.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Madaxweynuhu waxa uu marxuumka Alle uga baryayaa inuu naxariistiisa janno geeyo, madax-dhaqameedka, waayeelka, waxgaradka, Boqorada, ugaasyada, Cuqaasha, Salaadiinta, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo shacbiga\u00a0 Somaliland ee uu ka baxdayna Samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b><u>IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN<\/u><\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b><u>\u00a0<\/u><\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b>Cabdiraxman Sh. Cilmi Fahiye (Shamax)<br \/>\nAf-hayeenka Madaxtooyada JSL.<\/b><b><u><\/u><\/b><\/p>\n<div><\/div>\n<p>&#8212;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Tacsi(AN) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo, isagoo ku hadlaya magaciisa iyo ka shacbiga Somaliland waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa madax-dhaqameedka, waayeelka, waxgaradka, Boqorada, ugaasyada, Cuqaasha, Salaadiinta, qoyskii, qaraabadii, eheladii, asxaabtii iyo guud ahaan shacbiga Somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Caaqil Cismaan Jaamac Gaas, oo ku geeriyooday [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":8005,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-20899","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5r5","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20899","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20899"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20899\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20899"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20899"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20899"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}