{"id":20896,"date":"2016-04-20T15:34:22","date_gmt":"2016-04-20T15:34:22","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=20896"},"modified":"2016-04-20T15:34:22","modified_gmt":"2016-04-20T15:34:22","slug":"wasiir-ka-mid-ah-wasiirada-somaliland-oo-shaqaalihiisa-ugu-hanjabay-dil-toogasho-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/04\/20\/wasiir-ka-mid-ah-wasiirada-somaliland-oo-shaqaalihiisa-ugu-hanjabay-dil-toogasho-ah\/","title":{"rendered":"Wasiir Ka Mid ah Wasiirada Somaliland Oo Shaqaalihiisa ugu Hanjabay Dil Toogasho ah"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa(AN) Wasiir ka tirsan xukuumada madaxweyne Siilanyo ayaa waxaa uu shaqalaha wasaaradiisa uu ugu hanjbay dil toogasho ah<\/p>\n<div><\/div>\n<div>Wasiirkan oo ah wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland Cismaan Cabdilaahi Saxardiid Cadaani ayaa waxaa uu shaqaale weynaha wasaaradaasi uu ugu hanjabey Dil toogasho ah .<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Wasiirka ayaa waxaa uu amarkaasi uu siiyey ciidanka ilaaliya wasaaarada isaga oo amar ku bixiyey cida soo ag Marta Qeybta uu yaalo Satellite tvgu in ay toogtaan ciidanku .<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Dhawr Jeer oo hore ayey aheyd markii ay cilad ku timid qeybta satellite ee tvga taas oo looga shakiyey in ay wax yeelo u geysteen shaqalaha wasaaradu waxaana la filaya in amarka intaasi leegi uu arimaha noocan oo kale ah daba socdo<\/div>\n<div><\/div>\n<div><\/div>\n<div>Arabsiyo Desk<\/div>\n<div>ArabsiyoNews@gmail.com<\/div>\n<div><\/div>\n<div><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(AN) Wasiir ka tirsan xukuumada madaxweyne Siilanyo ayaa waxaa uu shaqalaha wasaaradiisa uu ugu hanjbay dil toogasho ah Wasiirkan oo ah wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland Cismaan Cabdilaahi Saxardiid Cadaani ayaa waxaa uu shaqaale weynaha wasaaradaasi uu ugu hanjabey Dil toogasho ah . Wasiirka ayaa waxaa uu amarkaasi uu siiyey ciidanka ilaaliya wasaaarada isaga oo amar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":358,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-20896","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5r2","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20896","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20896"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20896\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20896"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20896"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20896"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}