{"id":20874,"date":"2016-04-20T14:21:59","date_gmt":"2016-04-20T14:21:59","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=20874"},"modified":"2016-04-20T14:21:59","modified_gmt":"2016-04-20T14:21:59","slug":"20874-2","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/04\/20\/20874-2\/","title":{"rendered":"Deg Deg Liiska Magacyada Toban Masuul Oo Somaliland Iyo Soomaaliya Uga Qayb Galaya Wada Hadallada Turkiga Iyo Ajandaha Wajiga Hore Ee Kulamada"},"content":{"rendered":"<h2><\/h2>\n<div class=\"content\">\n<p>Istanbul (AN)- Wargeysyada qaar ayaa helay warar dheeraad ah oo la xidhiidha xogtii uu cadadkiisii shalay ku soo bandhigay ujeedooyinka lala xidhiidhinayo safarka ay dalka Turkiga ku tageen wasiirro ka socda Somaliland iyo Soomaaliya, kuwaas oo ay ka mid ahayd in la doonayo in ay dhacaan kulamo astaan u noqda dib u bilabashada kulamadii labada dhinac ee wada hadallada oo muddo sannad ka badan hakad ku jiray.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/geeska.net\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/dddd1.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-thumbnail wp-image-32293\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/geeska.net\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/dddd1-150x150.jpg?resize=150%2C150\" alt=\"dddd\" width=\"150\" height=\"150\" \/><\/a><\/p>\n<p>In kata oo uu Wargeyska Geeska Afrika warkiisaa shalay ku sheegay laba wasiir oo dhinaca Somaliland ka tegey iyo inta la og yahay wasiirka arrimaha Gudaha ee Soomaaliya, waxa hadda loo xaqiijiyey in tirada masuuliyiinta labada dhinac ka socotaa ay intaas ka badan tahay, waxa aanu helay magacyada qaar ka mid ah masuuliyiintaas ka tegey labada dhinac oo kala ah:<\/p>\n<p>Somaliland:<\/p>\n<p>1.\u00a0Wasiirka Arrimaha dibadda Dr. Sacad Cali Shire<\/p>\n<p>2.\u00a0Wasiirka Madaxtooyada Maxamuud Cabdi Xaashi<\/p>\n<p>3.\u00a0La-taliyaha wasiirka arrimaha dibadda Dr. Xuseen Cabdillaahi Bulxan<\/p>\n<p>4.\u00a0Maxamuud Cabdi Xaamud (Maxamuud Nine, siyaasi hore xilal u soo qabtay)<\/p>\n<p>5.\u00a0Xasan Khaliif oo ah aqoon yahan ka tegey magaalada London.<\/p>\n<p>Soomaaliya:<\/p>\n<p>1.\u00a0Wasiirka arrimaha Gudaha, Cabdiraxmaan Xuseen Odowaa<\/p>\n<p>2.\u00a0Safiirka Soomaaliya ee dalka Turkiga Cabdillaahi Maxamed Cali Sanbalooshe<\/p>\n<p>3.\u00a0La-Taliyaha madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cali \u201cDoodisho\u201d<\/p>\n<p>4.\u00a0Madaxii hore ee Laanta Afsoomaaliga ee BBC, Yuusuf Garaad Cumar.<\/p>\n<p>5.\u00a0Xuseen Cilmi oo ah aqoonyahan<\/p>\n<p>Wararka uu Geeska Afrika helayo ayaa sheegaya in wufuuddan Somaliland iyo Soomaaliya ay ku degeen magaaladA Istanbul isla markaana ay u furmeen kulan-hawleedyo u muuqaal eeg aqoon-is-weydaarsi oo bilowga hore lagu sheegay in ay yihiin hab ay labada dhinac isku dhaafsanayaan aqoon iyo doodo culmiyeed la xidhiidha taariikhda Somaliland iyo Soomaaliya.<\/p>\n<p>Geeska Afrika looma xaqiijin in kulamadan hor-dhaca ah ay ka qaybgalayaan xubnaha wasiirrada ah ee labada dhinac ka socda, waxase jira in qaybaha dambe ee kulamadani ay yeelan doonaan weji Siyaasi ah oo ay si buuxda uga qayb geli doonaan si wada hadalladii labada dhinac loo furo.<\/p>\n<p>Masuuliyiinta Somaliland ee u safartay ka qaybgalka shirkan Turkiga ayaa aanay illaa hadda dawladda Somaliland war rasmi ah ka soo saarin, taas oo aan hore u dhici jirin marka ay shirar noocan ah xukuumaddu la yeelanayso Soomaaliya, waxa kale oo Geeska Afrika loo xaqiijiyey in aan xisbiyada siyaasadda ee mucaaradka ah lagu wargelin kulamada, sidoo kale guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Inj. Faysal Cali Waraabe oo hore loogu daray guddida wada hadallada Somaliland iyo Soomaaliya ayaa aan imika ku jirin masuuliyiinta wada hadalladan u tegey dalka Turkiga.<\/p>\n<\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Source Geeska<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Istanbul (AN)- Wargeysyada qaar ayaa helay warar dheeraad ah oo la xidhiidha xogtii uu cadadkiisii shalay ku soo bandhigay ujeedooyinka lala xidhiidhinayo safarka ay dalka Turkiga ku tageen wasiirro ka socda Somaliland iyo Soomaaliya, kuwaas oo ay ka mid ahayd in la doonayo in ay dhacaan kulamo astaan u noqda dib u bilabashada kulamadii labada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":20878,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-20874","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5qG","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20874","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20874"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20874\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20874"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20874"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20874"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}