{"id":2086,"date":"2014-12-21T09:47:36","date_gmt":"2014-12-21T09:47:36","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=2086"},"modified":"2014-12-21T09:47:36","modified_gmt":"2014-12-21T09:47:36","slug":"hayadda-waddooyinka-addis-ababa-oo-tababaro-ku-taageeri-doonta-shaqaalaha-dawladda-hoose-ee-hargeysa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/21\/hayadda-waddooyinka-addis-ababa-oo-tababaro-ku-taageeri-doonta-shaqaalaha-dawladda-hoose-ee-hargeysa\/","title":{"rendered":"Hay&#8217;adda Waddooyinka Addis Ababa Oo Tababaro Ku Taageeri Doonta Shaqaalaha Dawladda Hoose Ee Hargeysa"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/52fac3eb66cfae3a833c8c4b13ad6325_M1.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2088\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/52fac3eb66cfae3a833c8c4b13ad6325_M1-300x129.jpg?resize=300%2C129\" alt=\"52fac3eb66cfae3a833c8c4b13ad6325_M\" width=\"300\" height=\"129\" \/><\/a>Addis Ababa(An) \u00a0Maayarka Caasimadda Somaliland ee Hargeysa, Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid oo maalmahan u dambeeyay socdaal shaqo ku jooga xarunta dalka Itoobiya ee Addis Ababa, ayaa shalay kulan dheer la qaatay Maareeyaha Guud ee hay\u2019adda hay\u2019adda maamusha waddooyinka Caasimadda dalka Itoobiya ee Addis Ababa [Addis Ababa City Road Authority (AACRA)], Eng. Fekade Haile iyo qaar ka mid ah madaxda kale ee hay\u2019adaas.<\/p>\n<p>Kulankan wada-hadalka ah ayay Maayarka caasimadda Hargeysa iyo Masuuliyiinta hay\u2019adda AACRA oo ah hay\u2019adda dhinaca wadooyinka caasimadda Itoobiya ee Addis Ababa ka shaqaysa, isla markaana hoos tagta Maamulka dawladda Hoose Addis Ababa, ayay daba socday kulankii dorraad dhexmaray Maayarada Hargeysa iyo Addis Ababa, waxaanay kaga wada-hadaleen sidii ay dawladda hoose ee Addis Ababa u taageeri lahayd dhinacyada tababarada iyo aqoon-korodhsiga ee la xidhiidhada waddooyinka iyo wixii qalab ah, waxaanay masuuliyiinta hay\u2019adda AACRA kulankaas Maayarka Hargeysa sharax muuqaal (presentation) ka siiyeen habka ay u qorsheeyaan waddooyinka caasimadda Itoobiya ee Addis Ababa.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxay labada dhinac kulankaas iskula qaateen sidii hay\u2019addani Injineero iyo shaqaale ka tirsan dawladda Hoose ee Hargeysa ah tababar ugu siin lahayd habka sameynta qorsheynta waddooyinka Caasimadda Hargeysa iyo weliba tababar kale oo shaqaalaha iyo injineerada dawladda hoose ee Hargesya lagu tababari doono samaynta jidadka xaafadaha dhexdooda ah ee dhagaxaanta la qorey laga sameeyo.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu Maareeyaha Guud ee hay\u2019adda Maareeyaha AACRA, Eng. Fekade Haile u balanqaaday Maayarka Caasimadda Hargeysa Cabdiraxmaan Caydiid inay ku caawin doonaan wixii qalab ah ee ay awoodi karaan.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii Maayarka Hargeysa, ayaa masuuliyiinta hay\u2019adda AACRA, waxa uu uga mahadnaqay soo dhawaynta iyo taageerada ay u balanqaadeen inay ku caawin doonaan, isagoo dhinaca kalena ku hambalyeeyay qorshaha horumareed ee dhinaca waddooyinka ee ka muuqda waddooyinka caasimadda Itoobiya ee Addis Ababa.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, Maayarka Hargeysa, ayaa shalay waxa uu Addis Ababa kala kulmay ardayda reer Somaliland ee wax ka dhigata Jaamacadaha dalka Itoobiya, kulankaas oo uu Maayarku ardayda uga waramay guud ahaan xaaladda dalka Somaliland, halka dhinacoodana ay ardaydu xog-waran ka siiyeen xaaladahooda waxbarasho<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Addis Ababa(An) \u00a0Maayarka Caasimadda Somaliland ee Hargeysa, Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid oo maalmahan u dambeeyay socdaal shaqo ku jooga xarunta dalka Itoobiya ee Addis Ababa, ayaa shalay kulan dheer la qaatay Maareeyaha Guud ee hay\u2019adda hay\u2019adda maamusha waddooyinka Caasimadda dalka Itoobiya ee Addis Ababa [Addis Ababa City Road Authority (AACRA)], Eng. Fekade Haile iyo qaar ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-2086","post","type-post","status-publish","format-standard","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-xE","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2086","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2086"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2086\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2086"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2086"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2086"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}