{"id":20773,"date":"2016-04-17T17:05:22","date_gmt":"2016-04-17T17:05:22","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=20773"},"modified":"2016-04-17T17:05:22","modified_gmt":"2016-04-17T17:05:22","slug":"madaxwayne-ku-xigeenka-somaliland-oo-xafiiskiisa-kula-kulmay-wefti-ka-socda-socda-dawladda-kuwait","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/04\/17\/madaxwayne-ku-xigeenka-somaliland-oo-xafiiskiisa-kula-kulmay-wefti-ka-socda-socda-dawladda-kuwait\/","title":{"rendered":"Madaxwayne ku xigeenka\u00a0Somaliland oo xafiiskiisa kula kulmay wefti ka socda  socda dawladda Kuwait."},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)Madaxwayne ku xigeenka\u00a0 Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane.\u00a0 Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa xafiiskiisa kula kulmay wefti ka socda Urur samafala kana socda dawladda Kuwait.<\/p>\n<figure id=\"attachment_20775\" aria-describedby=\"caption-attachment-20775\" style=\"width: 640px\" class=\"wp-caption alignnone\"><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/DSC_0005.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-20775\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/DSC_0005.jpg?resize=640%2C427\" alt=\"????????????????????????????????????\" width=\"640\" height=\"427\" \/><\/a><figcaption id=\"caption-attachment-20775\" class=\"wp-caption-text\">????????????????????????????????????<\/figcaption><\/figure>\n<p>Madaxweyne ku xigeenka oo ay weheliyeen xubno ka tirsan guddida heer qaran ee abaaraha, ayaa dhinaca dawladda Kuwait-na, ururkooda samafalka oo lagu magacaabo bulshada soo noolaynta dhaxalka islaamka (Revival of Islamic Heritage society, State of Kuwait), waxa hogaaminaayey sheikh Jasem Mohamed Al-enati oo ah gudoomiyaha guddidaasi ee Afrika xubnona ka ahaayeen, Dr Farhan Obaid Alshammari, Abdullah Murshed Alenizi iyo Bader Mohamed Alajmi, ayaa fadhi qaatay saacado madaxweyne ku xigeenka iyo guddida abaaraha la yeeshay.<\/p>\n<figure id=\"attachment_20776\" aria-describedby=\"caption-attachment-20776\" style=\"width: 640px\" class=\"wp-caption alignnone\"><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/DSC_0008.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-20776\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/DSC_0008.jpg?resize=640%2C427\" alt=\"????????????????????????????????????\" width=\"640\" height=\"427\" \/><\/a><figcaption id=\"caption-attachment-20776\" class=\"wp-caption-text\">????????????????????????????????????<\/figcaption><\/figure>\n<p>Wasiirka diinta iyo Awqaafta Somaliland oo halkaa ka hadlay ayaa sheegay in ay weftigu dalka u yimaadeen si ay uga jawaabaan qaylo-dhaantii abaarta ee madaxweynuhu diray. Weftigan oo shalay soo gaadhay dalku waxay dalka gudihiisa ka iibin doonaan raashin ku filan 2,000 oo qoys, kaas oo ay farta ka saaridoonaan guddida abaaraha ee<\/p>\n<figure id=\"attachment_20780\" aria-describedby=\"caption-attachment-20780\" style=\"width: 640px\" class=\"wp-caption alignnone\"><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/DSC_0017.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-20780\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/DSC_0017.jpg?resize=640%2C427\" alt=\"????????????????????????????????????\" width=\"640\" height=\"427\" \/><\/a><figcaption id=\"caption-attachment-20780\" class=\"wp-caption-text\">????????????????????????????????????<\/figcaption><\/figure>\n<p>heer qaran oo iyaguna gaadhsiindoona meelaha ay baahidu ka jirto.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Waxa kale oo ay weftigu balan qaadeen sida uu sheegay wasiirka diinta iyo Awqaaftu, inay ka qaybgelidoonaan wax ka qabashada abaaraha soo noq-noqday, iyo qodida ceelal biyoodyo iyo balliyo.<\/p>\n<figure id=\"attachment_20781\" aria-describedby=\"caption-attachment-20781\" style=\"width: 640px\" class=\"wp-caption alignnone\"><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/DSC_0018.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-20781\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/DSC_0018.jpg?resize=640%2C427\" alt=\"????????????????????????????????????\" width=\"640\" height=\"427\" \/><\/a><figcaption id=\"caption-attachment-20781\" class=\"wp-caption-text\">????????????????????????????????????<\/figcaption><\/figure>\n<p>Madaxweyne ku xigeenka ayaa gunaanadkii kulanka u mahadnaqay weftiga ururka samafalka ee dawladda Kuwait, gurmadka ay ka soo qaybgaleen iyo ballanta ay qaadeenba.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<figure id=\"attachment_20783\" aria-describedby=\"caption-attachment-20783\" style=\"width: 640px\" class=\"wp-caption alignnone\"><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/DSC_0025.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-20783\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/DSC_0025.jpg?resize=640%2C427\" alt=\"????????????????????????????????????\" width=\"640\" height=\"427\" \/><\/a><figcaption id=\"caption-attachment-20783\" class=\"wp-caption-text\">????????????????????????????????????<\/figcaption><\/figure>\n<p>ALLAA MAHAD LEH<\/p>\n<p>Cabdiraxman Sh. Cilmi Fahiye (Shamax)<\/p>\n<p>Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)Madaxwayne ku xigeenka\u00a0 Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane.\u00a0 Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa xafiiskiisa kula kulmay wefti ka socda Urur samafala kana socda dawladda Kuwait. Madaxweyne ku xigeenka oo ay weheliyeen xubno ka tirsan guddida heer qaran ee abaaraha, ayaa dhinaca dawladda Kuwait-na, ururkooda samafalka oo lagu magacaabo bulshada soo noolaynta dhaxalka islaamka (Revival of Islamic Heritage [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":20785,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-20773","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5p3","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20773","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20773"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20773\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20773"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20773"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20773"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}