{"id":20749,"date":"2016-04-16T13:49:37","date_gmt":"2016-04-16T13:49:37","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=20749"},"modified":"2016-04-16T13:49:37","modified_gmt":"2016-04-16T13:49:37","slug":"dhulgariir-xoogan-oo-mar-labaad-ka-dhacay-dalka-japan-iyo-khasaaraha-uu-gaystay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/04\/16\/dhulgariir-xoogan-oo-mar-labaad-ka-dhacay-dalka-japan-iyo-khasaaraha-uu-gaystay\/","title":{"rendered":"Dhulgariir Xoogan Oo Mar Labaad Ka Dhacay Dalka Japan Iyo Khasaaraha Uu Gaystay"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Dhulgariir aad u xoog badan ayaa ku dhuftay magaalo lagu magacaabo Kumamoto oo ku taalla dalka Japan, halkaas oo saacado ka hor uu ka dhacay mid kale oo ay ku dhinteen ugu yaraan 9 qof.<\/p>\n<p>Dhulgariirka oo heerka cabirkiisa lagu qiyaasay 7.1 waxa uu dhacay xilli aroor ah.<\/p>\n<p>Wararka laga helayo Japan waxa ay sheegayaan in dhibaato baaxad weyn leh inuu dhulgariirka geystay.<\/p>\n<p>Sidoo kale in korontada ay ku gubatay xaafadaha, dhismayaasha na way dumeen, sidoo kale cisbitaal ayaa dadkii laga saaray kaddib markii uu dildilaacay dhismaha.<\/p>\n<p>Dad badan ayaa waxaa ku dumay dhismayaasha, ugu yaraan 19 qof ayaana ku dhimatay,qiyaastii 1000 qof oo kalena cisbitaallada ayaa la seexiyay.<\/p>\n<p>Muuqaallo laga baahiyay TV-ga NHK ee dalka Japan waxa ay mujinayaan sida ay dhulka iyo dhismayaasha u ruxmayeen.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaare Shinzo Abe waxa uu sheegay in dadka lagu wargelindoono sida ay wax u dheceen.<\/p>\n<p>Waxa uu sidoo kale amray in dhammaan saraakiisha ay quseyso ay sidegdeg ah xaaladda u qiimeeyaan, si howlaha gurmadka loo billaabo.<\/p>\n<p>Gavin Hayes oo ka tirsan xarunta sahanka dhulka ee Mareykanka ayaa waxa uu BBC-da u sheegay in dhulgariirka dambe uu dhabarjab ku yahay howlihii gurmadka loogu fidinaayay dadkii uu kii hore saameeyay.<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-6153\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/3-36.jpg?w=696\" alt=\"3\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Dhulgariir aad u xoog badan ayaa ku dhuftay magaalo lagu magacaabo Kumamoto oo ku taalla dalka Japan, halkaas oo saacado ka hor uu ka dhacay mid kale oo ay ku dhinteen ugu yaraan 9 qof. Dhulgariirka oo heerka cabirkiisa lagu qiyaasay 7.1 waxa uu dhacay xilli aroor ah. Wararka laga helayo Japan waxa ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-20749","post","type-post","status-publish","format-standard","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5oF","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20749","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20749"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20749\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20749"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20749"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20749"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}