{"id":20729,"date":"2016-04-15T15:42:27","date_gmt":"2016-04-15T15:42:27","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=20729"},"modified":"2016-04-15T15:42:27","modified_gmt":"2016-04-15T15:42:27","slug":"war-deg-dega-dooxa-huluuq-ee-magaalada-arabsiyo-oo-qaaday-gaadhi-iyo-khasaare-dhimasho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/04\/15\/war-deg-dega-dooxa-huluuq-ee-magaalada-arabsiyo-oo-qaaday-gaadhi-iyo-khasaare-dhimasho\/","title":{"rendered":"War deg dega Dooxa Huluuq ee Magaalada Arabsiyo oo Qaaday gaadhi iyo hal qof oo geeriyooday"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo(AN)War deg dega\u00a0\u00a0Dooxa wayn ee huluuq ee Dagmada Arabsiyo ayaa qaaday gaadhi Nooha ah oo ay Saarnaayeen 9 qof inta la ogyahay Waxa Lagasoo badbaadiyay 8 qof,waxaana Geeriyootay gabadh da&#8217;yar Ale ha unaxariistee iyadoo ay Gurmad adag ka galeen Dadwaynihii Reer Arabsiyo,iyadoo dirawalkii oo Xaaladiisa cafimaad \u00a0oo kaliidata inta kale loo qaaday dhakhtarka wayn ee Gabilay<a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/111.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-20730\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/111.jpg?resize=436%2C447\" alt=\"111\" width=\"436\" height=\"447\" \/><\/a><\/p>\n<p>sida shabakada Arabsiyonews u xaqiijiyeen ila ka ogdhawaa halka masiibadu ka dhacday gaadhiga auyaa usii jeeday dhinaca gabiley waxaanu kasoo ababaxay Magaaladda Hargaysa<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/2222.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-20731\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/2222.jpg?resize=438%2C491\" alt=\"2222\" width=\"438\" height=\"491\" \/><\/a><\/p>\n<p>Xiliyada roobaadka ayaa bulshada iskaga kala gooshta caasimada Hargaysa iyo Gobolada Galbeedka Somaliland khatar ba&#8217;an ku haya dooxyada waawayn ee mara Magaalada Arabsiyo kuwaas oo sanadkasta khasaare naf iyo maalba saameeya dadkaa isusocda<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/3333.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-20732\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/3333.jpg?resize=449%2C449\" alt=\"3333\" width=\"449\" height=\"449\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Arabsiyonews@gmail.com<\/p>\n<p>Arabsiyo Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo(AN)War deg dega\u00a0\u00a0Dooxa wayn ee huluuq ee Dagmada Arabsiyo ayaa qaaday gaadhi Nooha ah oo ay Saarnaayeen 9 qof inta la ogyahay Waxa Lagasoo badbaadiyay 8 qof,waxaana Geeriyootay gabadh da&#8217;yar Ale ha unaxariistee iyadoo ay Gurmad adag ka galeen Dadwaynihii Reer Arabsiyo,iyadoo dirawalkii oo Xaaladiisa cafimaad \u00a0oo kaliidata inta kale loo qaaday dhakhtarka wayn ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":20731,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-20729","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5ol","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20729","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20729"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20729\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20729"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20729"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20729"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}