{"id":20669,"date":"2016-04-14T14:13:35","date_gmt":"2016-04-14T14:13:35","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=20669"},"modified":"2016-04-14T14:13:35","modified_gmt":"2016-04-14T14:13:35","slug":"ururka-suxufiyiinta-somaliland-ee-solja-oo-oo-maxkamada-ugud-biyey-dacwad-ka-dhan-ah-wasiir-warancade","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/04\/14\/ururka-suxufiyiinta-somaliland-ee-solja-oo-oo-maxkamada-ugud-biyey-dacwad-ka-dhan-ah-wasiir-warancade\/","title":{"rendered":"Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja oo  maxkamada ugudbiyey dacwad ka dhan ah Wasiir Warancade"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (AN) Hogaanka ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa maxkamadda Gobolka Maroodi jeex u gudbiyaay Dacwad ka dhana Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-Cade Dacwadasi oo ah Afduub iyo jidh Dil uu wasiirku iyo Cidamada Ilaaladiisu u Gaystay Wariye Cabdifataax Caarshe oo ka mida warbaahinta ka hawlgasha magalada Hargeysa \u00a0.<br \/>\nGudoomiyaha Ururka SOLJA Maxamuud Cabdi Jaamac Xuuto oo goordhaweeyd Warbaahinta kula hadalay xaruunta ururkaasi ayaa sheegay inu ay maxkamadu ka aqbashay dacwada loo haysto wasiirka Waran Cade inay aqbasho waxanu sheegay in dacawadan ay \u00a0gudibiyeen xafiiska dambi baadhista .<br \/>\nDacwadan ayaa ah tii u horeeysay ee ah ee laga soo gudbiyo masuul ka tiran xukumamada Somaliland,waxaana laga dhur sugayaa hanaaka uu garsoorku dhacdadan uga garnoqo<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/J3FSdSqj8JE\" width=\"854\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Arabsiyonews@gmail.com<\/p>\n<p>Hargaysa Office<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (AN) Hogaanka ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa maxkamadda Gobolka Maroodi jeex u gudbiyaay Dacwad ka dhana Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-Cade Dacwadasi oo ah Afduub iyo jidh Dil uu wasiirku iyo Cidamada Ilaaladiisu u Gaystay Wariye Cabdifataax Caarshe oo ka mida warbaahinta ka hawlgasha magalada Hargeysa \u00a0. Gudoomiyaha Ururka SOLJA Maxamuud [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":349,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","default_image_id":0,"font":"","enabled":false},"version":2},"jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-20669","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5nn","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20669","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20669"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20669\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20669"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20669"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20669"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}