{"id":20650,"date":"2016-04-14T13:46:36","date_gmt":"2016-04-14T13:46:36","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=20650"},"modified":"2016-04-14T13:46:36","modified_gmt":"2016-04-14T13:46:36","slug":"dagaal-khasaare-sababay-oo-ku-dhex-maray-dulleedka-beledweyne-dad-xoolo-dhaqanto-ah-iyo-khasaraha-ka-dhashay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/04\/14\/dagaal-khasaare-sababay-oo-ku-dhex-maray-dulleedka-beledweyne-dad-xoolo-dhaqanto-ah-iyo-khasaraha-ka-dhashay\/","title":{"rendered":"Dagaal Khasaare Sababay Oo Ku Dhex Maray Dulleedka Beledweyne Dad Xoolo Dhaqanto Ah Iyo Khasaraha Ka Dhashay"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;-. Inta la og-yahay hal ruux ayaa ku dhintay, labo kalana dhaawacyo ayaa kasoo gaaray iska-horimaad dad xoolo dhaqato ah ku dhaxmaray deegaan lagu magacaabo Qaran-cad oo qiyaastii 25-km galbeed kaga beegan magaalada Beledweyne.<\/p>\n<p>Dagaalka u dhexeeyay labada dhinac ayaa la sheegay inuu ahaa mid salka ku haya muran dhinaca daaqiska iyo biyaha ah oo u dhaxeeya dadka reer miyi ah, siduu HOL u sheegeen qaar ka mid ah oday-dhaqameedka dhinacyada uu iska-horimaadkani dhex-maray.<\/p>\n<p>Xilliyadaan oo kale, gaar ahaan marka ay yaraadaan biyaha iyo daaqsinka xoolaha \u2013 Waxaa inta badan dhaca iska horimaadyo u dhaxeeya dadka reer miyiga ah oo ku dirira wadaaga calafka xoolaha.<\/p>\n<p>Ergada ka qayb-galaya Shir-weynaha dib-u-hishiisiinta ka socda magaalada Beledweyne, ayaa baaq u diray dhinacyada iska-horimaadku dhaxmaray, iyagoo ka dalbaday in colaada la joojiyo lagana fogaado wax kasta oo keeni kara dhiig danbe oo daadda.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;-. Inta la og-yahay hal ruux ayaa ku dhintay, labo kalana dhaawacyo ayaa kasoo gaaray iska-horimaad dad xoolo dhaqato ah ku dhaxmaray deegaan lagu magacaabo Qaran-cad oo qiyaastii 25-km galbeed kaga beegan magaalada Beledweyne. Dagaalka u dhexeeyay labada dhinac ayaa la sheegay inuu ahaa mid salka ku haya muran dhinaca daaqiska iyo biyaha ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2848,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","default_image_id":0,"font":"","enabled":false},"version":2},"jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-20650","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5n4","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20650","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20650"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20650\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20650"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20650"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20650"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}