{"id":20629,"date":"2016-04-13T15:28:29","date_gmt":"2016-04-13T15:28:29","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=20629"},"modified":"2016-04-13T15:28:29","modified_gmt":"2016-04-13T15:28:29","slug":"mareykanka-oo-sheegay-inay-tobaneeyo-al-shabaab-ah-ku-dileen-duqeymo-uu-ka-fuliyay-somalia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/04\/13\/mareykanka-oo-sheegay-inay-tobaneeyo-al-shabaab-ah-ku-dileen-duqeymo-uu-ka-fuliyay-somalia\/","title":{"rendered":"Mareykanka oo sheegay inay tobaneeyo Al-shabaab ah ku dileen Duqeymo uu ka fuliyay Somalia"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Xukuumadda Washington ayaa sheegtay inay tiro ka badan 12-dagaalyahan oo Al-shabaab ah ay ku dileen duqeymo ay ka fuliyeen qaybo ka mid ah Koonfurta Soomaaliya.<\/p>\n<p>Afhayeen u hadlay Pentagon-ka Mareykanka, Cap. Jeff Davis ayaa War-fidiyeenka ugu sheegay Washington in duqeyntan ay ahayd mid ay si gaar ah ugu bar-tilmaameedsadeen xubno ka tirsan Al-shaabaab oo khatar weyn ku ahaa Mareyknaka.<\/p>\n<p>\u201cDuqeyntan ka dhacday Somalia waxaan ku beegsannay xubno khatar ku ahaa jiritaanka Mareykanka. Waxayna duqeymahan socdeen muddo hal toddobaad ka badan,\u201d ayuu yiri Cap. Jeff Davis.<\/p>\n<p>Warkan ayaa imaanaya iyadoo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn [Drones] ee Mareykanka ay bishii lasoo dhaafay duqeyn ay ka geysteen saldhig ay Al-shabaab ku lahayd dulleedka Gobolka Hiiraan ay sheegeen inay ku dileen in ka badan 150-dagaalyahan oo Al-shabaab ka tisran, inkastoo Al-shabaab ay tiradaas diiday.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Mareykanka ayaa duqeymo is-daba-joog ah ka geysanayay gudaha Somalia Sannadihii u dambeeyay, kuwaas oo uu ku beegsanayay Saraakiisha sare ee Al-shabaab oo uu ka mid ahaa Hoggaamiyahii hore ee Al-shabaab, Axmed Cabdi Godane.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Xukuumadda Washington ayaa sheegtay inay tiro ka badan 12-dagaalyahan oo Al-shabaab ah ay ku dileen duqeymo ay ka fuliyeen qaybo ka mid ah Koonfurta Soomaaliya. Afhayeen u hadlay Pentagon-ka Mareykanka, Cap. Jeff Davis ayaa War-fidiyeenka ugu sheegay Washington in duqeyntan ay ahayd mid ay si gaar ah ugu bar-tilmaameedsadeen xubno ka tirsan Al-shaabaab oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1008,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","default_image_id":0,"font":"","enabled":false},"version":2},"jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-20629","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5mJ","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20629","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20629"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20629\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20629"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20629"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20629"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}