{"id":20624,"date":"2016-04-13T15:13:19","date_gmt":"2016-04-13T15:13:19","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=20624"},"modified":"2016-04-13T15:13:19","modified_gmt":"2016-04-13T15:13:19","slug":"xukuumadda-oo-ku-dhawaaqday-inay-albaabada-u-xidhayso-jaamacado","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/04\/13\/xukuumadda-oo-ku-dhawaaqday-inay-albaabada-u-xidhayso-jaamacado\/","title":{"rendered":"Xukuumadda Oo Ku Dhawaaqday Inay Albaabada u Xidhayso Jaamacado"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Wasiirka wasaaradda waxbarashadda iyo tacliinta sare\u00a0 ee Somaliland C\/laahi Ibraahim Habene (c\/laahi-dheere), ayaa shaaca ka qaaday in ay bilaabayaan qorshe cusub oo wax lagaga bedelaya tayadda waxbarashadda dalka gaar ahaana jaamacadaha.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Wasiirka oo safar shaqo ku maraya gobolka Togdheer, waxa uu tilmaaamay in waxbarashadda jaamacaduhu ay noqotay mehraddo ganacsi, isla markaanna ay lumiyeen\u00a0 heerkii tacliimeed ee looga baahnaa jaamacadaha.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>C\/laahi\u00a0 Ibraahim Habane,\u00a0 waxa uu hadalkaasi ka sheegay kulan shalay lagu qabtay magaaladda Burco oo ay si waa jir ah \u00a0oo ay dawladda hoose ee Burco\u00a0 iyo wasaaradda waxbarashadu ku qiimaynayaan barnaamijka maamul daadejinta ee GPLG oo \u00a0ay wadaan dawladaha hoose.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Wasiirku waxa uu sheegay in ay dagaal toos ah kula jiraan jaamacadaha dalka, kuwaasi oo uu sheegay in lagu lug gooyay ardayda wax ka barata iyo waalidiintaba, isla markaana ay wadaan qorshihii ay wasaaraddu wax kaga qabanayso, iyadoo ay doonayaan in ay heshiisyo la soo galaan jaamacaddo ajaanib ah oo qiimeeya tayadda waxbrashadda jaamacadaha dalka.<\/p>\n<p>Isagoo xusay wasiirku in ay al-baabadda u xidhayaan jaamacadaha ay u arkaan in aanay buuxin heerkii aqooneed ee looga baahnaa.\u00a0 Waxaanu yidhi \u00a0\u201cArdaygii wuxuu ku odhanayaa waxaan soo bartay\u00a0 business administration oo \u00a0haddana\u00a0 arji ma qori karanayo, arjigana waxaa loo baahan yahay in lagu qoro af-soomaali iyo af-ingiriisi, midnaba ku qori kari maayaan\u201d.<\/p>\n<p>\u201cDagaal ayaa naga dhex socda jaamacadaha, ama jaamacado ayay noqon ama dukaamo aynu iska xidhno, ilayn uma baahnin dukaamo in ay noqdaane. Sida aanu u xidhaynaana waxay noqonaysaa, laba dagaal ayaanu qaadaynaa, jaamacado ajaanib ah waa in aynu helnaa oo aynu heshiis la galno, si aynu u tayayno tacliinta iyo xirfadda ubadkeenna\u201dayuu yidhi wasiir C\/laahi Dheere.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Dhinaca kale, wasiir C\/laahi Dheere waxa uu sheegay in ay wadaan qorshe kale oo isna lagu tayaynayo waxbarashadda dugsiyadda hoose\u00a0 iyo dhexe ee dalka, isla markaana ay\u00a0 qiimayn ku samaynayaan heerka aqooneed ee \u00a0macalimiinta wax ka dhiga dugsigadda hoose dhexe.<\/p>\n<p>Source: Toosh Media<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Wasiirka wasaaradda waxbarashadda iyo tacliinta sare\u00a0 ee Somaliland C\/laahi Ibraahim Habene (c\/laahi-dheere), ayaa shaaca ka qaaday in ay bilaabayaan qorshe cusub oo wax lagaga bedelaya tayadda waxbarashadda dalka gaar ahaana jaamacadaha. &nbsp; Wasiirka oo safar shaqo ku maraya gobolka Togdheer, waxa uu tilmaaamay in waxbarashadda jaamacaduhu ay noqotay mehraddo ganacsi, isla markaanna ay lumiyeen\u00a0 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":20038,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","default_image_id":0,"font":"","enabled":false},"version":2},"jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-20624","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5mE","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20624","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20624"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20624\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20624"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20624"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20624"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}