{"id":20595,"date":"2016-04-11T17:42:00","date_gmt":"2016-04-11T17:42:00","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=20595"},"modified":"2016-04-11T17:42:00","modified_gmt":"2016-04-11T17:42:00","slug":"jamaal-cali-xuseen-oo-cadeeyey-maalmaha-fooda-inagu-soo-haya-in-dacwad-ka-dhan-ah-faysal-cali-waraabe-uu-horgaynayo-maxkamada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/04\/11\/jamaal-cali-xuseen-oo-cadeeyey-maalmaha-fooda-inagu-soo-haya-in-dacwad-ka-dhan-ah-faysal-cali-waraabe-uu-horgaynayo-maxkamada\/","title":{"rendered":"Jamaal Cali Xuseen oo cadeeyey maalmaha  fooda inagu soo haya in dacwad ka dhan ah Faysal Cali Waraabe uu horgaynayo Maxkamada"},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p>Hargeysa (AN) khilafkii ka dhex jiray\u00a0masuuiiliyiinta xisbiga mucaradka ah ee \u00a0UCID \u00a0ayaa maalinba maalinta ka danbaysa cirka isku sii shareeraya\u00a0waxanay\u00a0masuuliyiinta khilaafku ka dhexeyo warbaahinta isku marinayaan eedaymo kulul.<\/p>\n<p>Musharaxa Madaxwayne ee xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen \u00a0oo warbaahinta la hadlay ayaa ka \u00a0hadlay\u00a0xilliga rasmiga ah ee ay ka dhabayn doonaan go\u2019aankoodi ahaa inay maxkamad gayn doonaan dacwada xisbiga si looso kala saaro ayaa waxa uu sheegay\u00a0inay sida ugu dhakhsaha badan u gayn doonaan maxkamada waxaana uu yidhi<\/p>\n<p>\u201cMaalmaha soo socda waan gayn doonaa maxkamada dacwad ka dhan ah Faysal Cali Waraabe waayo dee xisbigu xeer iyo qawaaniin ayuu leeyahay kumana uu dhaqmin laakin maxkamada ayaa nakala saari doonta faysal-na waa markii labaad ee maxkamad lasoo taago aniga musharaxnimadayda gole dhexe ayaa laygu doortay sharcina wan u leeyahay inaan tartamo arinkana waxaan u arkaa mid daba laga wado \u201dsidaas ayuu yidhi Jamaal Cali Xuseen<\/p>\n<\/div>\n<p>Sidoo kalena musharaxa madaxwayne ee xisbiga UCID waxa uu gudoomiye Faysal Cali Waraabe ku eedeeyey in losoo adeegsanayo burburka xisbiga UCID, isaga oo dhanka kalena sheegay in warsaxaafadeedada kasoo kala baxay xisbiyada UCID iyo KULMIYE ee xilalka lagaga qaaday \u00a0masuuliyiin ku jira xisbiyada meel lagu soo wada abaabulay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Arabsiyonews@gmail.com<\/p>\n<p>Hargaysa Office<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (AN) khilafkii ka dhex jiray\u00a0masuuiiliyiinta xisbiga mucaradka ah ee \u00a0UCID \u00a0ayaa maalinba maalinta ka danbaysa cirka isku sii shareeraya\u00a0waxanay\u00a0masuuliyiinta khilaafku ka dhexeyo warbaahinta isku marinayaan eedaymo kulul. Musharaxa Madaxwayne ee xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen \u00a0oo warbaahinta la hadlay ayaa ka \u00a0hadlay\u00a0xilliga rasmiga ah ee ay ka dhabayn doonaan go\u2019aankoodi ahaa inay maxkamad gayn [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":16453,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","default_image_id":0,"font":"","enabled":false},"version":2},"jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-20595","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5mb","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20595","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20595"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20595\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20595"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20595"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20595"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}