{"id":20589,"date":"2016-04-11T16:23:57","date_gmt":"2016-04-11T16:23:57","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=20589"},"modified":"2016-04-11T16:23:57","modified_gmt":"2016-04-11T16:23:57","slug":"daawo-wadada-isku-xidha-gabiley-iyo-togwajaale-oo-ay-gooyen-roobabkii-ka-da-ay-deegaanada-gobolka-gabiley-waxana-ka-hadlay-qaar-kamid-ah-xildhibaanada-golaha-deegaamk-iyo-waxgaradka-reer-gabiley","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/04\/11\/daawo-wadada-isku-xidha-gabiley-iyo-togwajaale-oo-ay-gooyen-roobabkii-ka-da-ay-deegaanada-gobolka-gabiley-waxana-ka-hadlay-qaar-kamid-ah-xildhibaanada-golaha-deegaamk-iyo-waxgaradka-reer-gabiley\/","title":{"rendered":"Daawo Wadada Isku Xidha Gabiley Iyo Togwajaale Oo Ay Gooyen Roobabkii Ka Da ay Deegaanada Gobolka Gabiley  Waxana Ka Hadlay Qaar Kamid ah Xildhibaanada Golaha Deegaamk iyo Waxgaradka Reer Gabiley"},"content":{"rendered":"<p>Gabiley(AN)\u00a0Qaar Kamid ah Golaha Deegaamka dagmada Gabiley iyo Waxgaradka Reer Gabiley Oo Ka Hadlay Buundada Wadada Isku Xidha Togwajaale Iyo Gabiley Oo Ay Dhawaan Gooyeen Daadadkii Roobabka Ka Da ay Deegaanada Gobolkani Waxana Xidhibaanadasi Iyo waxgaradka Magaaloyinkani Gabiley Iyo Wajaale Oo Eedo Ba,An Usoo Jeediyeen Xukuumada Uu Gadh Wadeenka Ka Yahay Madaxwayne Axmed siilaanyo Waxana Ugu Baaqeen In Sida Ugu Dhakhsaha Badan Wax Looga Qabto<\/p>\n<p>Sidokalena waxay Xildhibaanada Xisbiga wadani Ee Ugu Jira Golaha Deegaanka Gabiley Iyo Masuuliyiinta Xisbiga wadani Ee Gabiley Amaan Dusha uga Tuureen Gudoomiyaha Dagmada To Wajaale Cabdi Saeebaan islamarkasina ay Sheegeen Inuu Ka Xisbi Wadani Ahaan Uu kuSoo Dhaweeyay Togwajaale<\/p>\n<p><span class=\"embed-youtube\" style=\"text-align:center; display: block;\"><iframe loading=\"lazy\" class=\"youtube-player\" width=\"696\" height=\"392\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/bDTV_oUtESc?version=3&#038;rel=1&#038;showsearch=0&#038;showinfo=1&#038;iv_load_policy=1&#038;fs=1&#038;hl=en-US&#038;autohide=2&#038;wmode=transparent\" allowfullscreen=\"true\" style=\"border:0;\" sandbox=\"allow-scripts allow-same-origin allow-popups allow-presentation allow-popups-to-escape-sandbox\"><\/iframe><\/span><br \/>\nSi Kastaba Ha Ahaate Arintani ayaa Kusoo Beegmaysa Xili Ay Dadwaynaha Reer Wajaale Iyo Gobolka Gabileyba Kala Garan Laayihiin in Gudomiyaha Dagmadasi wajaale Uu Yahay Gudomiyaha Maamuka Ka Ah Dagmada Iyo Inuu Yahay gudomiyaha Xisbiga wadani Ee Togwajaale Waxana Maalmahan Ugu Danbeeyay Soo If Baxaysa Olole ah Kala Dilida Xukuumada Axmed Siilanyo Iyo Shacbiga Reer Togwajaale Oo Uu Wado Gudomiye Cabdi Saleebaan Waxana Dadwaynaha Reer Wajaale Kasoo Yeedhaysa Maalmahan Danbe Codsi ay Xukuumada Kaga Cadsanayeen Inay Xukuumadu Talaabo Ka Qaado Gudomiyaha Togwajaale Oo ay sheegen inuu Iska Hor Keen Iyo Qas Ka Dhexwado Dadka Reer Togwajaale islamarkaasina ay Ku Eedaynayaan Arimo Xasaasi ah Oo Ka Taagan Magaaladaasi Togwajaale Waana Mid Hadaan Sida Ugu Dhakhsaha Badan Aan Wax Loga Qaban Sababi Karta Arimo Amaanka Togwajaalle Lid Ku Noqonkarta<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gabiley(AN)\u00a0Qaar Kamid ah Golaha Deegaamka dagmada Gabiley iyo Waxgaradka Reer Gabiley Oo Ka Hadlay Buundada Wadada Isku Xidha Togwajaale Iyo Gabiley Oo Ay Dhawaan Gooyeen Daadadkii Roobabka Ka Da ay Deegaanada Gobolkani Waxana Xidhibaanadasi Iyo waxgaradka Magaaloyinkani Gabiley Iyo Wajaale Oo Eedo Ba,An Usoo Jeediyeen Xukuumada Uu Gadh Wadeenka Ka Yahay Madaxwayne Axmed siilaanyo Waxana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":20590,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-20589","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5m5","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20589","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20589"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20589\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20589"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20589"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20589"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}