{"id":20572,"date":"2016-04-11T14:28:10","date_gmt":"2016-04-11T14:28:10","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=20572"},"modified":"2016-04-11T14:28:10","modified_gmt":"2016-04-11T14:28:10","slug":"khilaafkii-xisbiga-ucid-oo-sii-xoogaystay-iyo-musharax-jamaal-cali-xuseen-oo-mar-labaad-ka-dhawaajiyay-in-si-dag-dag-ah-maxkamada-loo-gayn-doono-dacwad-ka-dhan-ah-gudoomiye-faysal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/04\/11\/khilaafkii-xisbiga-ucid-oo-sii-xoogaystay-iyo-musharax-jamaal-cali-xuseen-oo-mar-labaad-ka-dhawaajiyay-in-si-dag-dag-ah-maxkamada-loo-gayn-doono-dacwad-ka-dhan-ah-gudoomiye-faysal\/","title":{"rendered":"Khilaafkii Xisbiga UCID Oo Sii Xoogaystay Iyo Musharax Jamaal Cali Xuseen Oo Mar Labaad Ka Dhawaajiyay In Si Dag Dag Ah Maxkamada Loo Gayn Doono Dacwad Ka Dhan Ah Gudoomiye Faysal"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;-khilafkii ka dhex aloosnaa masuuiiliyiinta xisbiga UCID gaar ahaana musharaxa madaxwayne ee xisbiga UCID aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen iyo gudoomiyaha UCID Faysal Cali Waraabe ayaa maalinba maalinta ka danbaysa sii xoogaysanaya iyada oo ay masuuliyiintani warbaahinta isku marinayaan eedaymo kulul.<\/p>\n<p>Waxaana iyaduna maalmihii u danbe isa soo tarayay xil kaqaadis lagu sameeyey masuuliyiin badan oo ka tirsan xisbiga UCID oo iyagu taageersanaa musharaxa madaxwayne ee xisbiga.<\/p>\n<p>Musharaxa Madaxwayne ee xisbiga UCID oo aan manta wax ka waydiinay xilliga rasmiga ah ee ay ka dhabayn doonaan go\u2019aankoodi ahaa inay maxkamad gayn doonaan xisbiga si looso kala saaro ayaa waxa uu ka dhawaajiyay inay sida ugu dhakhsaha badan u gayn doonaan maxkamada waxaana uu yidhi<\/p>\n<p>\u201cMaalmaha soo socda waan gayn doonaa maxkamada dacwad ka dhan ah Faysal Cali Waraabe waayo dee xisbigu xeer iyo qawaaniin ayuu leeyahay kumana uu dhaqmin laakin maxkamada ayaa nakala saari doonta faysal-na waa markii labaad ee maxkamad lasoo taago aniga musharaxnimadayda gole dhexe ayaa laygu doortay sharcina wan u leeyahay inaan tartamo arinkana waxaan u arkaa mid daba laga wado \u201dsidaas ayuu yidhi Jamaal Cali Xuseen<\/p>\n<p>Sidoo kalena musharaxa madaxwayne ee xisbiga UCID waxa uu gudoomiye Faysal Cali Waraabe ku eedeeyey in losoo adeegsanayo burburka iyo tafaraaruqa xisbiga UCID, isaga oo dhanka kalena sheegay in warsaxaafadeedada kasoo kala baxay xisbiyada UCID iyo KULMIYE ee xilalka lagaga qaaday \u00a0masuuliyiin ku jira xisbiyada meel lagu soo wada abaabulay.<\/p>\n<p>Ugu danbayntii waxaan ila hada la garanayn halka uu sal dhigan doono khilaafka ka dhex aloosan xisbiga UCID ee maalinba maalinta ka danbaysa sii xoogaysanaya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;-khilafkii ka dhex aloosnaa masuuiiliyiinta xisbiga UCID gaar ahaana musharaxa madaxwayne ee xisbiga UCID aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen iyo gudoomiyaha UCID Faysal Cali Waraabe ayaa maalinba maalinta ka danbaysa sii xoogaysanaya iyada oo ay masuuliyiintani warbaahinta isku marinayaan eedaymo kulul. Waxaana iyaduna maalmihii u danbe isa soo tarayay xil kaqaadis lagu sameeyey masuuliyiin badan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-20572","post","type-post","status-publish","format-standard","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5lO","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20572","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20572"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20572\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20572"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20572"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20572"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}