{"id":20518,"date":"2016-04-10T13:07:56","date_gmt":"2016-04-10T13:07:56","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=20518"},"modified":"2016-04-10T13:07:56","modified_gmt":"2016-04-10T13:07:56","slug":"previous-messagenext-messageback-to-messages-wasiirka-wasaarada-arrimaha-gudaha-oo-soo-saaray-wareegto-lagu-amrayo-hayaddaha-dawliga-ah-iyo-kuwa-madaxa-banaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/04\/10\/previous-messagenext-messageback-to-messages-wasiirka-wasaarada-arrimaha-gudaha-oo-soo-saaray-wareegto-lagu-amrayo-hayaddaha-dawliga-ah-iyo-kuwa-madaxa-banaan\/","title":{"rendered":"Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Oo Soo Saaray Wareegto Lagu Amrayo Hay\u2019addaha Dawliga Ah Iyo Kuwa Madaxa Banaan"},"content":{"rendered":"<p class=\"ecxMsoNormal\"><i>Hargaysa (AN)\u00a0 Wasiirka Wasaarada\u00a0 Arrimaha Gudaha Somaliland\u00a0 Mudane Cali Maxamed Waran-Cadde Ayaa\u00a0 Maanta\u00a0 Soo\u00a0\u00a0 Saaray\u00a0\u00a0Wareegto\u00a0\u00a0 Galo\u00a0 Amrayo\u00a0 Dhamaanba\u00a0 <\/i><b>Hay\u2019addaha Dawliga Ah Iyo Kuwa Madaxa Banaan<\/b> Laga Bilaabo Maanta Oo Taariikhdu Tahay <b>01\/04\/2016<\/b>Kuwaasi\u00a0 Oo\u00a0 Lagu Wargalinayaa Dhamaan Hay\u2019addaha Dawliga Ah Iyo Kuwa Madaxa Banaan In Adeegyada Ay Bixinayaan Ee Ay U Qabanayaan Muwaadiniinta Haday Tahay <b>Sharciyada Dhulka, Liisanada Baabuurta, Iskuulada, Jaamacadaha, Cisbitaalada, Hudheelada, Xawaaladaha, Macradada Baabuurta Lagu Iibiyo Ama Lagu Kireeyo, <\/b>Iyo Dhamaan Wixii Adeega Ee Laga Fulinaayo Dalka Gudihiisa Waxaa Waajib Ah In Lagu\u00a0 Xidho Aqoonsiga Muwaadinka Ee <b>(Id Card-Ka Muwaadinka), <\/b>Si Loo Sugo Qof Adeega Loo Samaynaayo Cida Uu Yahay Iyo Waxa Uu Qabto.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Wareegtadan \u00a0oo\u00a0 dhamays tiran ayaa waxa ay\u00a0 u\u00a0 qornayd\u00a0 sidan hoos ku\u00a0 xusan:-<i><\/i><\/p>\n<p class=\"\"><b>\u00a0<\/b><\/p>\n<p class=\"\"><b>KU: DHAMAAN HAY\u2019ADDAHA DAWLIGA AH IYO KUWA MADAXA BANAAN\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 =XARUMAHOODA=<\/b><\/p>\n<p class=\"\"><b>OG: MADAXWAYNAHA JAMHUURIYADDA SOMALILAND\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 \u00a0\u00a0\u00a0 \u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 =HARGEYSA=<\/b><\/p>\n<p class=\"\"><b>\u00a0<\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\" align=\"center\"><b>UJEEDO: WAREEGTO WASIIR NO: 01\/2016<\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\" align=\"center\"><b>Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Guduhu<\/b><\/p>\n<p class=\"\"><b>Markuu Arkay: \u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 \u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <\/b>baahida loo qabo in la kala saaro Muwaadinka iyo Dadka Ajaanabiga<\/p>\n<p class=\"\"><b>Markuu Arkahy:<\/b> \u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 baahida loo qabo ilaalinta Nabadgalyada Dalka iyo Muwaadiniinta reer Somaliland<\/p>\n<p class=\"\"><b>arkuu garawsaday:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <\/b>in ay lagama maarmaan tahay in dhamaan Hay\u2019addaha Dawladu iyo kuwa madaniga ahba in ay ku dhaqmaan meeelmarinta iyo fulinta shuruucda Dalka.<\/p>\n<p class=\"\" align=\"center\"><b>Wuxuu Amrayaa<\/b><\/p>\n<p class=\"\">Laga bilaabo Maanta oo taariikhdu tahay <b>01\/04\/2016<\/b> waxaa lagu wargalinayaa Dhamaan Hay\u2019addaha Dawliga ah iyo kuwa Madaxa banaan in Adeegyada ay bixinayaan ee ay u qabanayaan Muwaadiniinta haday tahay <b>Sharciyada Dhulka, Liisanada Baabuurta, Iskuulada, Jaamacadaha, Cisbitaalada, Hudheelada, Xawaaladaha, Macradada Baabuurta lagu Iibiyo ama lagu kireeyo, <\/b>iyo dhamaan wixii Adeega ee laga fulinaayo Dalka gudihiisa waxaa waajib ah in lagu\u00a0 xidho Aqoonsiga Muwaadinka ee <b>(ID card-ka Muwaadinka), <\/b>si loo sugo qof Adeega loo samaynaayo cida uu yahay iyo waxa uu qabto. Dadka Ajaanibka ah ee ku sugan Dalka gudihiisa iyagana waxaa lagu xidhayaa Aqoonsiga Dal ku jooga ay bixiso Waaxda Socdaalku<b>(Immigration),<\/b> sidoo kale cidii sidata Baasaboor iyo Dal ku gal <b>(entry Visa)<\/b> aan wakhtigiisu dhicin qofkii aan sidan Aqoonsi Cidii adeeg u fulisa waxa uu noqonayaa Dambiile Qaran waxaana laga qaadayaa Talaabo sharciga waafaqsan.<\/p>\n<p class=\"\">Sidoo kale dadka ku dhex safaraya Dalka Gudihiisa waa in lagu xidhaa Aqoonsiga Muwaadinka<b> <\/b>ee<b> (ID Card-ka), <\/b>isla markaana shaqaalaha ka shaqeeya dhamaan xarumaha Ganacsi iyo xarumaha Dawladu waa in ay haystaan Aqoonsiga Muwaadinka ee ID Card-ka, cid kasta oo shaqo siisa qof aan haysan Aqoonsi waxa uu noqonayaa dambiile.<\/p>\n<p class=\"\">Sidaas darteed, laga bilaabo taariikhda kor ku xusan waxaa waajib ah ku dhaqanka wareegtadan.<\/p>\n<p class=\"\"><b><i>\u00a0<\/i><\/b><\/p>\n<p class=\"\" align=\"center\"><b><i>ALLAA MAHAD LEH<\/i><\/b><\/p>\n<p class=\"\" align=\"center\"><b><i>CALI MAXAMED WARAN-CADE<\/i><\/b><\/p>\n<p class=\"\" align=\"center\"><b><i>WASIIRKA WASAARADDA ARRIMAHA GUDAHA<\/i><\/b><b><i><\/i><\/b><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<div>\n<div class=\"ecxgmail_signature\">\n<div dir=\"ltr\">\n<div dir=\"ltr\">\n<div dir=\"ltr\">\n<div dir=\"ltr\">\n<div dir=\"ltr\">\n<div dir=\"ltr\">\n<div>\n<div dir=\"ltr\">\n<p>Awo Mohamed Abdi<\/p>\n<div>Head of Media Monitoring,<\/div>\n<div>Ministry of Interior,<\/div>\n<div>Republic of Somaliland<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa (AN)\u00a0 Wasiirka Wasaarada\u00a0 Arrimaha Gudaha Somaliland\u00a0 Mudane Cali Maxamed Waran-Cadde Ayaa\u00a0 Maanta\u00a0 Soo\u00a0\u00a0 Saaray\u00a0\u00a0Wareegto\u00a0\u00a0 Galo\u00a0 Amrayo\u00a0 Dhamaanba\u00a0 Hay\u2019addaha Dawliga Ah Iyo Kuwa Madaxa Banaan Laga Bilaabo Maanta Oo Taariikhdu Tahay 01\/04\/2016Kuwaasi\u00a0 Oo\u00a0 Lagu Wargalinayaa Dhamaan Hay\u2019addaha Dawliga Ah Iyo Kuwa Madaxa Banaan In Adeegyada Ay Bixinayaan Ee Ay U Qabanayaan Muwaadiniinta Haday Tahay Sharciyada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":6153,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-20518","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5kW","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20518","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20518"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20518\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20518"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20518"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20518"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}