{"id":20514,"date":"2016-04-10T12:48:55","date_gmt":"2016-04-10T12:48:55","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=20514"},"modified":"2016-04-10T12:48:55","modified_gmt":"2016-04-10T12:48:55","slug":"xisbiga-kulmiye-oo-xilkii-ka-xayuubiyey-gudoomiye-ku-xigeenada-2aad-iyo-3aad-ee-xisbigaas","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/04\/10\/xisbiga-kulmiye-oo-xilkii-ka-xayuubiyey-gudoomiye-ku-xigeenada-2aad-iyo-3aad-ee-xisbigaas\/","title":{"rendered":"Xisbiga Kulmiye oo xilkii ka xayuubiyey Gudoomiye ku xigeenada 2aad iyo 3aad ee xisbigaas"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)Gudiga Fulinta Xisbiga Kulmiye \u00a0ayaa xilkii ka xayuubiyey Gudoomiyayaasha 2aad iyo 3aad ee xisbigaas oo wali dabada sii haysta hadhaagii xubnihii isku magacaabay Isbaahaysiga Kulmiye Warsaxfadeed ka soo baxay xarunta xisbiga oo soo gaadhay xafiiska warqadabdka Shabakada Arabsiyonews ayaa waxa udhignaa sida tan<\/p>\n<p>War-saxaafadeed<\/p>\n<p>Ujeedo: Go\u2019aanka Guddida Fulinta ee Xisbiga KULMIYE<\/p>\n<p>Guddida Fulinta ee xisbiga KULMIYE oo shir isugu yimi xalay, April 9, 2016, waxa ay dood iyo falanqayn ka galeen eedayn sharci jabin ka dhan ah Guddoomiye-ku-xigeenka 2-aad iyo Guddoomiye-ku-xigeenka 3-aad ee<br \/>\nxisbiga oo hore loogu gudbiyey.<\/p>\n<p>Guddida Fulintu kadib markii ay arkeen Xeerka Nidaamka Ururada iyo Axsaabta Siyaasada XL.14\/2011, qodobka 2-aad, faqradiisa 4-aad, qodobka 9-aad, faqradiisa 5-aad, qodobka 10-aad, faqradiisa 3-aad iyo 4-aad, iyo<br \/>\nqodobka 25-aad, faqradiisa t.<\/p>\n<p>Guddida Fulintu kadib markii ay arkeen Dastuurka Xisbiga KULMIYE, qodobka 11-aad, faqradiisa 1-aad, qodobka 13-aad iyo qodobka 25-aad,<\/p>\n<p>waxay go\u2019aan ku gaadheen:<\/p>\n<p>&#8211; In mudane Maxamed Xaaji Yuusuf Waabeeye, Guddoomiye-ku-xigeenkii 2-aad ee xisbiga KULMIYE uu lumiyey xilkii Guddoomiye-ku-xigeennimo ee xisbiga, xubinnimaddii Guddida Fulinta, tii golaha dhexe iyo<br \/>\nxubinnimadii xisbiga intaba, kadib markii uu ku gafay xeerarka Qaranka iyo dastuurka xisbiga KULMIYE ee kor ku xusan.<\/p>\n<p>In mudane Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle, Guddoomiye-ku-xigeenkii 3-aad ee xisbiga KULMIYE uu lumiyey xilkii Guddoomiye-ku-xigeennimo ee xisbiga, xubinnimaddii Guddida Fulinta, tii golaha dhexe iyo xubinnimadiixisbiga intaba, kadib markii uu ku gafay xeerarka Qaranka<br \/>\niyo dastuurka xisbiga KULMIYE ee kor ku xusan.<\/p>\n<p>Allaa Mahad Leh.<br \/>\nXassan Maxamed Cali (Gaafaadhi)<br \/>\n______________________________________________<br \/>\nAf-hayeenka Xisbiga KULMIYE<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.net<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)Gudiga Fulinta Xisbiga Kulmiye \u00a0ayaa xilkii ka xayuubiyey Gudoomiyayaasha 2aad iyo 3aad ee xisbigaas oo wali dabada sii haysta hadhaagii xubnihii isku magacaabay Isbaahaysiga Kulmiye Warsaxfadeed ka soo baxay xarunta xisbiga oo soo gaadhay xafiiska warqadabdka Shabakada Arabsiyonews ayaa waxa udhignaa sida tan War-saxaafadeed Ujeedo: Go\u2019aanka Guddida Fulinta ee Xisbiga KULMIYE Guddida Fulinta ee xisbiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":14108,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-20514","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5kS","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20514","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20514"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20514\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20514"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20514"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20514"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}