{"id":20490,"date":"2016-04-09T13:56:05","date_gmt":"2016-04-09T13:56:05","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=20490"},"modified":"2016-04-09T13:56:05","modified_gmt":"2016-04-09T13:56:05","slug":"qarax-khasaare-dhaliyay-oo-muqdisho-ka-dhacay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/04\/09\/qarax-khasaare-dhaliyay-oo-muqdisho-ka-dhacay\/","title":{"rendered":"Qarax Khasaare dhaliyay oo Muqdisho ka dhacay"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Qarax xoogan ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho xaafadda Beexaani ee degmada Shibbis ee gobolka Banaadir,waxaana la qarxiyay maqaaxi aan wax badan ka fogayn xarunta nabadsugida dawlada Somalia.<\/p>\n<div id=\"attachment_17636\" class=\"wp-caption aligncenter\"><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/tooshnews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/Qarax_Muqdisho_ka_dhacay_HOL.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-17636\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/tooshnews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/Qarax_Muqdisho_ka_dhacay_HOL.jpg?resize=510%2C287\" alt=\"Sawiro Hore:Qarax mudisho ka dhacay Sawirka\/Hiiraan Online \" width=\"510\" height=\"287\" \/><\/a><\/p>\n<p class=\"wp-caption-text\">\n<\/div>\n<p>Dad goob joogayaal ah ayaa warbaahinta gudaha Muqdisho u xaqiijiyay in qaraxa loo adeegsaday gaadhi laga soo buuxiyay walxaha qarxa la dhiga meel u dhaw maqaaxida oo wakhtigaasi dad badani ka cuntaynayeen.<\/p>\n<p>Wararka warbaahinta Toosh helayso ayaa sheegay in dhimashadu 5 qof tahay,halka dhaawacuna intaasi ka badan yahay,waxaana khasaaraha warbaahinta u xaqiijiyay afhayeenka gobolka Banaadir Cabdifataax Xalane.<\/p>\n<p>Qarax ayaa ku soo beegmaya iyadoo maalinta bari ah la filayo inuu magaalada Muqdisho ka furmo shirka wada tashiga qaran ee Somaliya,waxaana magaalada Muqdisho ee xarunta Somalia soo gaadhay maamulayaasha gobolada Somalia.<\/p>\n<p>Source \u00a0Toosh<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Qarax xoogan ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho xaafadda Beexaani ee degmada Shibbis ee gobolka Banaadir,waxaana la qarxiyay maqaaxi aan wax badan ka fogayn xarunta nabadsugida dawlada Somalia. Dad goob joogayaal ah ayaa warbaahinta gudaha Muqdisho u xaqiijiyay in qaraxa loo adeegsaday gaadhi laga soo buuxiyay walxaha qarxa la dhiga meel u dhaw maqaaxida oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-20490","post","type-post","status-publish","format-standard","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5ku","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20490","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20490"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20490\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20490"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20490"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20490"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}