{"id":20450,"date":"2016-04-08T14:44:37","date_gmt":"2016-04-08T14:44:37","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=20450"},"modified":"2016-04-08T14:44:37","modified_gmt":"2016-04-08T14:44:37","slug":"in-laysku-xajiimeeyo-cashuur-ururintu-waa-arrin-curad-ah-waxaase-ka-hadha-sheekooyiin-dhaxal-gala-ahcabdixakiim-cabdilaahi-maxamuud","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/04\/08\/in-laysku-xajiimeeyo-cashuur-ururintu-waa-arrin-curad-ah-waxaase-ka-hadha-sheekooyiin-dhaxal-gala-ahcabdixakiim-cabdilaahi-maxamuud\/","title":{"rendered":"In Laysku Xajiimeeyo Cashuur Ururintu Waa Arrin Curad Ah, Waxaase Ka Hadha Sheekooyiin Dhaxal-gala Ah\u201dCabdixakiim Cabdilaahi Maxamuud"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8211;Maamulaha Kastamka Madaarka Cabdixakiim Cabdillaahi Maxamuud ayaa ka\u00a0 war bixiyay wixii u qabsoomay muddo Toddoba Bilooda uu xilka Mas\u2019uuliyada uu qaranka u hayo oo ay u magacawday Wasiirka Wasaarada Maalliyada Marwo Samsam Cabdi Aadan\u00a0 waxaanu Si qotodheer u sharraxay\u00a0 waxyaabihii u qabsoomay muddada\u00a0 Toddoba Bilooda Isagoo faahfaahinaya. Maamulaha Kastamka Madaarka Oo\u00a0 warbaahinta la hadlay\u00a0 ayaa hadalkiisa ku bilaabay<\/p>\n<p>\u201cWaxaanu hirgalinay dhismayaal kala duwan oo ay ugu horayso\u00a0 Laba Qol oo Xafiisyada Maamulka loo\u00a0 dhisay hoolka Alaabaha la dhigto oo aanu u samaynay laba barande maadaama ay markii hore cadceed ahayd sidoo kale waxaanu Marmar dhigay\u00a0 barxada xafiisyada.\u201d Sidaa ayuu yidhi<\/p>\n<p>Waxaana Isagoo hadalkiisa sii wata uu Maamule C\/Xakiin sheegay in ay kor u qaadeen guud ahaan nadaafada\u00a0 Kastamka Madaarka. dhammaan waxqabadkan oo Maamuluhu\u00a0 hirgaliyay mudadii uu joogay ayaa waxa uu\u00a0\u00a0 uga mahad\u00a0 celiyay\u00a0 Wasiiradda Maalliyada\u00a0 MArwo Samsam<\/p>\n<p>\u201cdhammaan waxqabadkaasi waxuu qayb ka yahay Astaamaha Waxqabad ee ku xardhan diiwaanka waxqabad ee Wasiiradda Maalliyada oo si degdaga uga soo jawaabta baahiyaha Kastamka Madaarka ee aan u gudbino\u201d.<\/p>\n<p>Maamuluha oo faahfaahin dheeraada ka bixinaya Masuuliyada uu Qaranka hayo waxuu yidhi<\/p>\n<p>\u201cMasuuliyada iyo xilka qaranka u hayno ee Cashuur ururintu waa mid culus waxaana hubaala in\u00a0 ay cakis isku yihiin iskana soo horjeedaan\u00a0 Cashuur Bixiyaha waana arrin curada oo soo jireen ah oo bulshadu kawada dharagsantahay in mararka qaarkoodna la isku qoonsado\u00a0 mararka qaarkoodna lagu xafiiltamo oo la isku xajiimeeyo waxaana ka hadha sheekooyin iyo kaftamo dhaxal gal noqda\u201d ayuu\u00a0 yidhi Maamulaha Kastamka Madaarka Cigaal International.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyo Desk<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8211;Maamulaha Kastamka Madaarka Cabdixakiim Cabdillaahi Maxamuud ayaa ka\u00a0 war bixiyay wixii u qabsoomay muddo Toddoba Bilooda uu xilka Mas\u2019uuliyada uu qaranka u hayo oo ay u magacawday Wasiirka Wasaarada Maalliyada Marwo Samsam Cabdi Aadan\u00a0 waxaanu Si qotodheer u sharraxay\u00a0 waxyaabihii u qabsoomay muddada\u00a0 Toddoba Bilooda Isagoo faahfaahinaya. Maamulaha Kastamka Madaarka Oo\u00a0 warbaahinta la hadlay\u00a0 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":20453,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-20450","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5jQ","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20450","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20450"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20450\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20450"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20450"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20450"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}