{"id":20442,"date":"2016-04-08T00:11:15","date_gmt":"2016-04-08T00:11:15","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=20442"},"modified":"2016-04-08T00:11:15","modified_gmt":"2016-04-08T00:11:15","slug":"marxuum-dr-cabdi-aw-daahir-ilahay-ha-u-naxariisto-waxa-uu-ahaa-nin-ku-wayn-qarankan-waxa-uu-ahaa-nin-hal-abuur-leh-wuxuu-ahaa-nin-hal-adayg-leh-wuxuu-ahaa-nin-hayal-san","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/04\/08\/marxuum-dr-cabdi-aw-daahir-ilahay-ha-u-naxariisto-waxa-uu-ahaa-nin-ku-wayn-qarankan-waxa-uu-ahaa-nin-hal-abuur-leh-wuxuu-ahaa-nin-hal-adayg-leh-wuxuu-ahaa-nin-hayal-san\/","title":{"rendered":"\u201c Marxuum Dr. Cabdi Aw Daahir \u00a0ILAHAY ha u naxariisto, Waxa uu ahaa nin ku wayn Qarankan, Waxa uu ahaa nin hal -abuur leh, wuxuu ahaa nin hal adayg leh, wuxuu ahaa nin hayal san.\u201d Wasiir Maxamuud Xaashi"},"content":{"rendered":"<p>Burco ( AN) Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa ka qayb galay aas Qaran oo\u00a0 maanta magaalada Burco loogu sameeyey Marxuun Cabdi Aw Daahir.<\/p>\n<p>Wasiir Maxamuud Xaashi ayaa Marxuum Cadbi Aw Daahir ku tilmaamay inuu ahaa siyaasi culus iyo masuul hal abuur iyo karti leh, waxaanu ALLE ugu baryey inuu naxariistii jano ka waraabiyo, Umadda reer Somaliland ee uu ka baxyanaya Samir iyo Iimaan ka siiyo.<\/p>\n<p>Wasiir Xaashi oo xabaasha dusheeda kula hadlay Saxaafadda ayaa yidhi\u201c Geeridu waa xaq dhamaanteena waynu wada dhimanaynaa Adoomo ILAHAY ayeynu nahay, waynu kala horaynaynaa uun, sababaha iyo meelaha aynu ku kala dhimanayno ayuubaa kala duwan.Geeridan naxdinta leh ee ku timid walaalkeen Dr. Cabdi Aw Daahir Cali waxaanu ugu tacsidanaynaynaa dhamaan shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland, gaar ahaana qoyskii qaraabadii iyo Eheladii uu ka baxay walaalkeen.<\/p>\n<p>\u201c Walaalkeen Cabdi Aw Daahir waxaan ILAHAY uga baryeynaa inuu naxariistii janada fardawsa ka waraabiyo una dambi dhaafo, inagana uu khaatumada inoo wanaajiyo, dhamaanteena uu samir iyo Iimaan inaga siiyo.\u201d<\/p>\n<p>Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa sidoo kalena ka sheekeeyey taariikhdii Dr Cabdi Aw Daahir waxaanu yidhi \u201c Marxuum Dr. Cabdi Aw Daahir Cali ILAHAY ha u naxariisto, waxa uu ahaa nin ku wayn Qarankan, nin mudan inaynu sidan jinaasadiisa u nimaadno, waxa uu ahaa nin hal -abuur leh, wuxuu ahaa nin hal adayg leh, wuxuu ahaa nin hayal san, wuxuu ka mid ahaa dadkii halgankii dib u xoraynta Qaranka ka soo qayb qaatay, gaar ahaan markii magalooyinka la soo galay wuxuu ka mid ahaa dadkii hawsha badan ka galay daawayntii dadkii dhaawacyada badani ka soo gaadheen dagaalkii, caan ayuu ku ahaa. Waxa uu ahaa dadkii dib u dhiska Qarankan ka qayb qaatay xilal badan oo kala duwan soo maray, masuuliyado badan oo kala duwan soo qabtay. Wuxuu ahaa nin siyaasi wayn oo ruug cadaaya, waxa\u00a0 uu mudan yahay inaynu ILAHAY Naxariis u waydiino, kana tiiraanyoono. waynu wada dhimanaynaa dhamaanteen, waxa aynu u baahan nahay Umadd ahaan inaynu dhamaanteen is cafino isu calool samaano.\u00a0 In-naa lillaahi wa in-naa ilayhi raajicuun.\u201d<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/PXSo5gCpvw4\" width=\"783\" height=\"783\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyo.net<\/p>\n<p>Arabsiyonews@gmail.com<\/p>\n<p>Hargaysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Burco ( AN) Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa ka qayb galay aas Qaran oo\u00a0 maanta magaalada Burco loogu sameeyey Marxuun Cabdi Aw Daahir. Wasiir Maxamuud Xaashi ayaa Marxuum Cadbi Aw Daahir ku tilmaamay inuu ahaa siyaasi culus iyo masuul hal abuur iyo karti leh, waxaanu ALLE ugu baryey inuu naxariistii jano [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":20443,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-20442","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5jI","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20442","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20442"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20442\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20442"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20442"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20442"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}