{"id":20438,"date":"2016-04-07T15:44:48","date_gmt":"2016-04-07T15:44:48","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=20438"},"modified":"2016-04-07T15:44:48","modified_gmt":"2016-04-07T15:44:48","slug":"daawo-madaxwayne-siilaanyo-oo-qaabiley-wafti-balaadhan-oo-ka-socda-dalka-masar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/04\/07\/daawo-madaxwayne-siilaanyo-oo-qaabiley-wafti-balaadhan-oo-ka-socda-dalka-masar\/","title":{"rendered":"Daawo Madaxwayne Siilaanyo oo Qaabiley Wafti balaadhan oo ka socda Dalka Masar"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabiley Wefti balaadhan oo ka socday Dalka Masar, hogaaminaayeyna Amb Walid Maxamed Ismaaciil, oo booqasho ku joogay dalka maalmahanba<\/p>\n<p>Kulanka waxa Madaxweynaha ku wehelinayey Wasiirka Arrimaha Dibeda Dr. Sacad Cali Shire, Wasiirka Ganacsiga iyo Maalgashiga caalamiga ah Eng Xuseen Aadan Cige (Deyr), wasiirka Qorshaynta Qaranka Mudane Cali Xuseen Jirde (Cali Shoonbe), Wasiirka Caafimadka Dr Saleebaan Ciise Axmed (Xaglatoosiye) Amb Baashe Cawil Cumar, Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha Mudane Cali Axmed Cali iyo la taliyaha madaxweynaha ee Arrimaha Saxaafada, Khadar Cali Gaas.<\/p>\n<p>Kulanka ka dib waxa saxaafada warbixin ka siiyey Wasiirada ganacsiga, iyo Arrimaha Dibeda Somaliland iyo Safiirka Masar u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/U2x3qphCjQo\" width=\"751\" height=\"751\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Arabsiyonews@gmail.com<\/p>\n<p>Hargaysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabiley Wefti balaadhan oo ka socday Dalka Masar, hogaaminaayeyna Amb Walid Maxamed Ismaaciil, oo booqasho ku joogay dalka maalmahanba Kulanka waxa Madaxweynaha ku wehelinayey Wasiirka Arrimaha Dibeda Dr. Sacad Cali Shire, Wasiirka Ganacsiga iyo Maalgashiga caalamiga ah Eng Xuseen Aadan Cige (Deyr), [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":20439,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-20438","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5jE","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20438","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20438"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20438\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20438"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20438"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20438"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}