{"id":20383,"date":"2016-04-07T13:38:57","date_gmt":"2016-04-07T13:38:57","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=20383"},"modified":"2016-04-07T13:38:57","modified_gmt":"2016-04-07T13:38:57","slug":"20383-2","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/04\/07\/20383-2\/","title":{"rendered":"Eng Maxamed Xaashi Cilmi ayaa ka Hadlay Tiro Badnaanta Wasiirada xuxuumada Siiraanyo"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;-Eng Maxamed Xaashi Cilmi ayaa wax aan loo baahnayn ku tilmaamay 57 wasiir oo ka tirsan xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, waxaanu soo jeediyay in kharashka la dhimo oo lagu bixiyo meelaha looga baahanyahay.<\/p>\n<div class=\"content\">\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Hadalkan, wuxuu ka sheegay madal lagu xusayay sannad guurada 35aad ee ka soo wareegtay aasaaskii SNM oo shalay lagu qabtay Hargeysa, waxaana ka qayb galay wasiiro badan oo ka tirsan xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo.<\/p>\n<p>Eng. Maxamed Xaashi, ayaa sheegay in dhibaato dhaqaale iyo shaqo la\u2019aaneed ay dalka ka jirto, \u201cWaxa dhibaatadu maanta tahay, xaaladda aynu ku jirno ayaan inaga muuqan, dawladeenay ka muuqan oo ay ka seexatay oo aan qabo in xaaladaasi dib loogu noqdo.\u201d ayuu yidhi Eng. Xaashi, isagoo intaas raaciyay \u201c \u201cWaxa weeye kolkaynu xaaladeena eegno dhibaatada ina haysata iyo xoolaha baaba\u2019ay\u00a0 iyo shaqo la\u2019aanta meesha ka taagan waxa weeye arrimo inaga nixinaya ayaa socda.\u00a0 57 wasiir ayay dawladeenu leedahay wax loo baahanyahay maaha, waa inay kharashka dhintaa oo ay kharashka ku bixisaa meelaha looga baahanyahay.\u201d sidaas ayuu yidhi Maxamed Xaashi, oo hadalkiisu ka nixiyay wasiiradii madasha ku sugnaa.<\/p>\n<p>Wasiirka warfaafinta Cismaan Cabdillaahi Saxardiid, oo hadalka Eng. Xaashi ka jawaabay ayaa sheegay in Madaxweynuhu amar ku bixiyay in 25% la dhimo kharashka dawladda, \u201cWasiirka maaliyadu way fadhidaa, madaxweynuhu wuxuu soo jeediyay Maxamed Xaashiyoow kharhkaadka dawladda abaaraha aawadeed in 25% la dhimo.\u201d ayuu yidhi, waxaanu intaas raaciyay in safarada ay madaxweyna, ku xigeenkiisa iyo wasiiradu ku tageen gobalada galbeed ee dalku tahay sidii ay ula qaybsan lahaayeen bulshada dhibaatada abaareed ee haysata, \u201cQaranka ilaa madaxweyne ilaa madaxweyne xigeen iyo wasiiro ay meel walba marayaan dareenka iyo waxay la\u00a0 qaybsanayaan dhibaatada ay abaaruhu keeneen hadday tahay Salal, Awdal ilaa bari.\u201d<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;-Eng Maxamed Xaashi Cilmi ayaa wax aan loo baahnayn ku tilmaamay 57 wasiir oo ka tirsan xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, waxaanu soo jeediyay in kharashka la dhimo oo lagu bixiyo meelaha looga baahanyahay. &nbsp; Hadalkan, wuxuu ka sheegay madal lagu xusayay sannad guurada 35aad ee ka soo wareegtay aasaaskii SNM oo shalay lagu qabtay Hargeysa, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":13871,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-20383","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5iL","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20383","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20383"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20383\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20383"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20383"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20383"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}