{"id":20382,"date":"2016-04-07T13:35:26","date_gmt":"2016-04-07T13:35:26","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=20382"},"modified":"2016-04-07T13:35:26","modified_gmt":"2016-04-07T13:35:26","slug":"gudoomiyaha-golaha-guurtida-somaliland-oo-ka-hadlay-roob-khasaare-dhimasho-ah-gaystay-oo-ka-daay-gobolka-awdal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/04\/07\/gudoomiyaha-golaha-guurtida-somaliland-oo-ka-hadlay-roob-khasaare-dhimasho-ah-gaystay-oo-ka-daay-gobolka-awdal\/","title":{"rendered":"Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Oo Ka Hadlay Roob Khasaare Dhimasho Ah Gaystay Oo Ka Da\u2019ay Gobolka Awdal"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland Mudane Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa manta ka hadlay roob khasare dhimasho iyo mid hantiyeedba gaystay oo ka da\u2019ay gobolka awdal gaar ahaana degmada Dila.<\/p>\n<p>Waxaana uu gudoomiyuhu tacsi u diray ehelada iyo qaraabada ay ka baxeen dadkii daadku qaaday iyo waliba Wasiirkii hore ee shaqada iyo arimaha bulshada Somaliland oo magaalada buroc ku geeriyooday ,waxaanu uu alle uga baryay inuu Samir iyo imaan ka siiyo,sidoo kalena waxa uu bulshada Somaliland ugu baaqay inay ka qayb qaataan gurmadka loo fidinayo dadka abaaruhu ku saameeyeen gobolada iyo degmooyinka dalka.<\/p>\n<p>Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka<\/p>\n<p><span class=\"embed-youtube\" style=\"text-align:center; display: block;\"><iframe loading=\"lazy\" class=\"youtube-player\" width=\"696\" height=\"392\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/5gqQfvjuLcA?version=3&#038;rel=1&#038;showsearch=0&#038;showinfo=1&#038;iv_load_policy=1&#038;fs=1&#038;hl=en-US&#038;autohide=2&#038;wmode=transparent\" allowfullscreen=\"true\" style=\"border:0;\" sandbox=\"allow-scripts allow-same-origin allow-popups allow-presentation allow-popups-to-escape-sandbox\"><\/iframe><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland Mudane Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa manta ka hadlay roob khasare dhimasho iyo mid hantiyeedba gaystay oo ka da\u2019ay gobolka awdal gaar ahaana degmada Dila. Waxaana uu gudoomiyuhu tacsi u diray ehelada iyo qaraabada ay ka baxeen dadkii daadku qaaday iyo waliba Wasiirkii hore ee shaqada iyo arimaha bulshada Somaliland oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":20147,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-20382","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5iK","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20382","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20382"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20382\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20382"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20382"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20382"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}