{"id":2038,"date":"2014-12-20T15:01:04","date_gmt":"2014-12-20T15:01:04","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=2038"},"modified":"2014-12-20T15:01:04","modified_gmt":"2014-12-20T15:01:04","slug":"australia-8-caruur-ah-oo-maydkooda-la-helay-iyo-hooyadii-dhashay-oo-la-xidhay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/20\/australia-8-caruur-ah-oo-maydkooda-la-helay-iyo-hooyadii-dhashay-oo-la-xidhay\/","title":{"rendered":"Australia 8 Caruur Ah Oo Maydkooda La Helay Iyo Hooyadii Dhashay Oo la Xidhay"},"content":{"rendered":"<h2>Hooyada dhashay todobo caruur ah oo maydkooda laga helay guri ku yaala Austrelia jimcihii ayaa loo xidhay inay gashay dembi dil.<br \/>\nSarkaal u hadlay booliiska ayaa sheegay inay soo miyirsatay oo ay hadda la hadlayso booliiska iyada o ku jirta Isbitaalka halkaas oo lagu ilaalinayo.<br \/>\nMaydadka sideed ilmood oo kala jira 18 bilood ilaa 15 sano ayay booliisku heleen, markii la soo gaadhsiiyay warbixin sheegaysa in ay gurigaasi joogto islaan dhaawacyo halis ah qabta.<br \/>\nBooliisku waxa ay sheegeen in ay guriga ka soo saareen hub iyo macluumaad ku filan.<br \/>\nDhacdadani waa mid kamid ah dil wadareedkii ugu darnaa ee ka dhaca Uastralia, sideed caruur ah oo mayd oo laga helay hal guri.<br \/>\nIlmaha ugu yar waxa uu jiray 18 bilood, kan ugu wayna waa 15 sano. Waxaa la rumaysanyahay in todobo kamid ah caruurta ay walaalo yihiin.<\/h2>\n<h2>Hooyadod ayaa loo xidhay dilka caruurtaasi, waxaana lagu ilaalinayaa Isbitaal.<\/h2>\n<h2>Ubaxyo ayaa la dhigay guriga hortiisa, murugo iyo argagax ayaa bulshadii ku habsaday. Kiniisad ka agdhaw goobta uu dhibku ka dhacayna waxaa lagu qabtay baroor diiq iyada oo shamacyo la shiday.<br \/>\nRai\u2019sal wasaaraha Australia, Tony Abbot waxa uu sheegay in tani ay tahay \u201ddambi aan wax lagu tilmaamo lahayn\u201d taas oo sababaysa murugo caloolxumo leh\u201d oo wadanka oo dhan ah.<br \/>\nAustralia waxa soo maray todobaad argagax leh, waxana isbuucan la kawsaday weerarkii lagu qaaday Cafateeriyada Sydney, waxa uuna ku soo gabagaboobay geerida ku timid caruur badan oo ka dhacday guri ku yaala Keensi<\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hooyada dhashay todobo caruur ah oo maydkooda laga helay guri ku yaala Austrelia jimcihii ayaa loo xidhay inay gashay dembi dil. Sarkaal u hadlay booliiska ayaa sheegay inay soo miyirsatay oo ay hadda la hadlayso booliiska iyada o ku jirta Isbitaalka halkaas oo lagu ilaalinayo. Maydadka sideed ilmood oo kala jira 18 bilood ilaa 15 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2040,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[5],"tags":[],"class_list":["post-2038","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-aragtidda-dadweynaha"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-wS","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2038","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2038"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2038\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2038"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2038"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2038"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}