{"id":20375,"date":"2016-04-07T13:37:42","date_gmt":"2016-04-07T13:37:42","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=20375"},"modified":"2016-04-07T13:37:42","modified_gmt":"2016-04-07T13:37:42","slug":"dalka-faransiiska-oo-mamnuucay-iibsashada-jidhka-dadka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/04\/07\/dalka-faransiiska-oo-mamnuucay-iibsashada-jidhka-dadka\/","title":{"rendered":"Dalka Faransiiska Oo Mamnuucay Iibsashada Jidhka Dadka"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Baarlamaanka Faransiiska ayaa ansixiyay sharci cusub oo ka dhigaya sharci daro in dadka jirkooda la iibsado.<\/p>\n<p>Qofkii lagu qabto isagoo iibsanaya jirka dumarka ama raga waxaa lagu ganaaxi karaa ilaa $4,274.<\/p>\n<p>Sharcigan ayaa saamaynaya qiyaastii soddon ilaa afartan kun oo qof oo jirkooda iibasada, dadka badankood ayaa la sheegayaa inay yihiin ajnabi.<\/p>\n<p>Maud Oliver oo taageerayay sharcigan ayaa sheegay inay muhiim tahay in la badalo fikrada laga qabo inay caadi tahay in la iibsado jirka dadka.<\/p>\n<p>Koox jirkooda iibsada ayaa ku banaanbaxay baarlamaanka hortiisa.<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-5513\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ramaasnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/1-49.jpg?w=696\" alt=\"1\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Baarlamaanka Faransiiska ayaa ansixiyay sharci cusub oo ka dhigaya sharci daro in dadka jirkooda la iibsado. Qofkii lagu qabto isagoo iibsanaya jirka dumarka ama raga waxaa lagu ganaaxi karaa ilaa $4,274. Sharcigan ayaa saamaynaya qiyaastii soddon ilaa afartan kun oo qof oo jirkooda iibasada, dadka badankood ayaa la sheegayaa inay yihiin ajnabi. Maud Oliver [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":20384,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-20375","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5iD","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20375","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20375"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20375\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20375"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20375"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20375"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}