{"id":2035,"date":"2014-12-20T14:54:44","date_gmt":"2014-12-20T14:54:44","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=2035"},"modified":"2014-12-20T14:54:44","modified_gmt":"2014-12-20T14:54:44","slug":"pakistan-laba-qof-oo-lag-fuliyey-xukun-deldelaad-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/20\/pakistan-laba-qof-oo-lag-fuliyey-xukun-deldelaad-ah\/","title":{"rendered":"Pakistan Laba Qof Oo Lag Fuliyey Xukun Deldelaad Ah"},"content":{"rendered":"<h2><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/download-150x150.png\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-2036\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/download-150x150.png?resize=150%2C150\" alt=\"download-150x150\" width=\"150\" height=\"150\" \/><\/a>Pakistan ayaa dishay laba qof oo lagu cadeeyay inay xag jir ahaayeen, taas oo daba socota go\u2019aanka ra\u2019iisul wasaaraha, Nawaz Sharif ee ahaa in la ogolaado ciqaab dil ah oo lagu qaado dadka ku lugta leh kooxaha dalkaasi ka dagaallama.<br \/>\nAmarkaasi ayaa soo baxay kaddib markii caruur badan lagu dilay iskuul ay kooxda Taalibaan weerar ku qaadeen todobaadkan oo ku yaala magaalada Peshawar.<\/h2>\n<h2>\u00a0labadan qof ee la daldalay, ma ahan dad lala xiriirinayo weerarkii dhacay isbuucan ee masuuliyadiisa ay Taalibaan sheegatay.<\/h2>\n<h2>Balse dilkan ayaa imanaya iyadoo xilligan dowladda la saarayo cadaadis ah inay farriin adag u dirtay kooxaha xagjirka ah.<br \/>\nMid ka mid ah raggaasi ayaa lagu helay inuu lahaa maskaxdii lagu weeraray xarunta militariga ee Rawalpindi.<\/h2>\n<h2>\nMidka kale ayaa lagu helay dembi ah inuu isku deyay inuu shirqool ku dilo madaxweynihii hore ee Pakistan, Pervez Musharraf.<br \/>\nDaldalaaddan ayaa dhacday saacado kaddib markii golaha xuquuqal aadanaha ee Qaramada midoobey ay Pakistan ka codsadeen inay joojiso xukunka dilka ah, taas oo ay ku tilmaameen inaysan joojin karin argagixisanimada.<\/h2>\n<h2>\nDad badan oo lala xidhiidhinayo kooxaha dagaalka kula jira dowladda Pakistan ayaa la filayaa in dhowrka maalin ee soo socota la daldalo<\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Pakistan ayaa dishay laba qof oo lagu cadeeyay inay xag jir ahaayeen, taas oo daba socota go\u2019aanka ra\u2019iisul wasaaraha, Nawaz Sharif ee ahaa in la ogolaado ciqaab dil ah oo lagu qaado dadka ku lugta leh kooxaha dalkaasi ka dagaallama. Amarkaasi ayaa soo baxay kaddib markii caruur badan lagu dilay iskuul ay kooxda Taalibaan weerar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2036,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-2035","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-wP","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2035","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2035"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2035\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2035"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2035"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2035"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}