{"id":20343,"date":"2016-04-05T16:30:18","date_gmt":"2016-04-05T16:30:18","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=20343"},"modified":"2016-04-05T16:30:18","modified_gmt":"2016-04-05T16:30:18","slug":"madaxweyne-ku-xigeenka-somaliland-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-madaxda-mashruuca-jplg","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/04\/05\/madaxweyne-ku-xigeenka-somaliland-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-madaxda-mashruuca-jplg\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Madaxda Mashruuca JPLG"},"content":{"rendered":"<p>HARGEISA , ( AN) \u2014 Madaxweyne\u00a0 ku-xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici)\u00a0 ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay madaxa\u00a0 ugu sareeya Mashruuca JPLG-ga oo Caawiya Dawladaha Hoose.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Mashruuca JPLG ga oo Caawiya Dawladaha Hoose iyo Maamul daadejinta ayaa\u00a0 waxa uu Soomaliland ka bilaabmay 2008,\u00a0 mashruucan oo ay ku bahoobeen shan haayadood UNDP, UNICEF, UNCDF,ILO, UN-HABITAT ayaa waxay ka wada shaqeeyaan kor uqaadida awoodaha iyo xifadaha dawladaha hoose iyo inay bixiyaan adeegyo hufan iyadoo dhinac ay ka tahay in la hirgaliyo siyaasada maamul daadejinta ee uu golaha wasiiradu ansixiyeen dhamankii sanadkii hore.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/ws.jpg\" rel=\"attachment wp-att-20345\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-20345\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/ws.jpg?resize=696%2C392\" alt=\"ws\" width=\"696\" height=\"392\" \/><\/a><\/p>\n<p>Mashruucan oo ka hirgalay 8 degmo\u00a0 (Hargaysa, Berbera, Borama, Burco, Shiekh, Gabilay, Oodwayne iyo Zayla) ayaan lasoo koobi Karin natiijooyinka ay ka gaadheen iyo sida ay awoodoodu u dhisantay, sidoo kale dawladaha hoose waxay ka helaan maal galin xaga dhismayaasha sida wadooyinka iyo wixi lamida.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Hadaba Wefdigan oo uu\u00a0 hor kacayo Maamulaha sare ee mashruuca JPLG Poul Simkim oo ay ku weheliyaan BOBIRJAN TURDIYEV (JPLG PMU)\u00a0\u00a0\u00a0 FRIDAH.KARIMI (JPLG PMU),\u00a0\u00a0 ABDUBA MOLLU, (JPLG PMU),\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 DMITRY POZHIDAEV (UNCDF)\u00a0 iyo MAHDI OMER SHEIKH (JPLG PMU) ayaa saaka kulan la yeeshay Madaxwayne ku xigeenka Jamhuuriyada soomaalind ahna Hogaamiyaha Mashruuca JPLG iyo Maamul daadejinta ee soomaaliland oo ay ku weheliyaan xubno ka socda Wasaaraada Arimaha Gudaha oo kala ah Wasiir ku xigeenka Gobolada iyo degmooyinka Mudane JAMA ABDALA WARSAME, Agaasimaha Guud, ABDIFATAH SICID AXMED Agaasimaha Gobolada iyo degmooyinka iyo la taliyeyaasha Mashruucan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/12935217_1138705569507178_2089517979_n.jpg\" rel=\"attachment wp-att-20344\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-20344\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/12935217_1138705569507178_2089517979_n.jpg?resize=696%2C392\" alt=\"12935217_1138705569507178_2089517979_n\" width=\"696\" height=\"392\" \/><\/a><\/p>\n<p>Ujeedada kulankan aya waxa ugu muhiimsanaa in la qorsheeyo sanad hawleedka 2016 iyo sidii loo horumarin laha mashruucan iyo sidii loo\u00a0 gaadhsiin laha\u00a0 guud ahaan dalka Somaliland.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Ugu danbayntii Madaxweyne ku xigenka jamhuuryada Somaliland Cabdiraxman Cabdilahi (Saylici) ayaa \u00a0waxa uu sheegay in uu marka hore u mahad naqaayo qaadhaan bixiyeyaasha Mashruuca JPLG-ga taageera oo uu ku tilmaamay in ay ku bixiiyaan lacag aad u badan. Ugana Mahad celiyay taageerada ay siiyaan Somaliland.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Arabsiyonews@gmail.com<\/p>\n<p>Haragysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>HARGEISA , ( AN) \u2014 Madaxweyne\u00a0 ku-xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici)\u00a0 ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay madaxa\u00a0 ugu sareeya Mashruuca JPLG-ga oo Caawiya Dawladaha Hoose. &nbsp; Mashruuca JPLG ga oo Caawiya Dawladaha Hoose iyo Maamul daadejinta ayaa\u00a0 waxa uu Soomaliland ka bilaabmay 2008,\u00a0 mashruucan oo ay ku bahoobeen shan haayadood UNDP, UNICEF, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":20344,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","default_image_id":0,"font":"","enabled":false},"version":2},"jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-20343","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5i7","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20343","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20343"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20343\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20343"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20343"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20343"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}