{"id":20329,"date":"2016-04-05T15:12:32","date_gmt":"2016-04-05T15:12:32","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=20329"},"modified":"2016-04-05T15:12:32","modified_gmt":"2016-04-05T15:12:32","slug":"biriijka-dooxa-dubureed-oo-qarka-u-saaran-inuu-dhexda-ka-jabo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/04\/05\/biriijka-dooxa-dubureed-oo-qarka-u-saaran-inuu-dhexda-ka-jabo\/","title":{"rendered":"Biriijka Dooxa Dubureed Oo Qarka U Saaran Inuu Dhexda Ka Jabo &#8211;"},"content":{"rendered":"<h2><\/h2>\n<div class=\"content\">\n<p>Berbera(Arabsiyo News)- Biriijka Dooxa Dubureed e u dhexeeya Degmada Sheekh iyo\u00a0 Tuulada Galoolay\u00a0 ayaa halis ugu jira Dhaawac Gaadhay Dartii In u dhexda Ka Jabo.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/geeska.net\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/bbbbbbbbb.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-thumbnail wp-image-31900\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/geeska.net\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/bbbbbbbbb-150x150.jpg?resize=150%2C150\" alt=\"bbbbbbbbb\" width=\"150\" height=\"150\" \/><\/a><\/p>\n<p>Toddobaadkii Ugu danbeeyay ayaa La arkay in dhaawac soo gaaadhay Biriijkaasi Dooxa Dubureed\u00a0oo badhtamaha Dhaawac ka Qaba.<\/p>\n<p>Sida ay qortay shabakadda wararka ee Hadhwanaag News, Xoghayaha Dawlada Hoose ee Degmada Sheekh iyo taliyaha Saldhiga Sheekh oo\u00a0 Dooxaasi Kormeeray ayaa\u00a0 Hadhwanaag u News u Sheegay in Biriijku Khatar Ku Jiro, Waxaanay Tilmaameen in Hadii dhakhso Wax Looga Qaban Waaayo Dilaacu uu sii fidayo , maadaama oo ay maraan baabuur waaweyn oo qaada xamuul culus.<\/p>\n<p>Masuuliyiiintan ayaa sida shabakadu sheegtay\u00a0 baaq u diray wasaarada hawlaha guud oo ay ka dalbadeen inay deg deg wax uga qabato biriijkaas, inta aanu dumin.<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Berbera(Arabsiyo News)- Biriijka Dooxa Dubureed e u dhexeeya Degmada Sheekh iyo\u00a0 Tuulada Galoolay\u00a0 ayaa halis ugu jira Dhaawac Gaadhay Dartii In u dhexda Ka Jabo. Toddobaadkii Ugu danbeeyay ayaa La arkay in dhaawac soo gaaadhay Biriijkaasi Dooxa Dubureed\u00a0oo badhtamaha Dhaawac ka Qaba. Sida ay qortay shabakadda wararka ee Hadhwanaag News, Xoghayaha Dawlada Hoose ee Degmada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":20336,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","default_image_id":0,"font":"","enabled":false},"version":2},"jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-20329","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5hT","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20329","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20329"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20329\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20329"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20329"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20329"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}