{"id":20273,"date":"2016-04-04T14:07:36","date_gmt":"2016-04-04T14:07:36","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=20273"},"modified":"2016-04-04T14:07:36","modified_gmt":"2016-04-04T14:07:36","slug":"madaxwayne-siiraanyo-oo-safar-uu-kicitimay-gobolada-galbeedka-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/04\/04\/madaxwayne-siiraanyo-oo-safar-uu-kicitimay-gobolada-galbeedka-somaliland\/","title":{"rendered":"Madaxwayne Siilaanyo oo Safar uu Kicitimay Gobolada galbeedka Somaliland"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Madaxwaynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta gaadhay gobolada galbeedka Somaliland.<\/p>\n<div id=\"stcpDiv\">\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Ujeedada Socdaalka Madxweynaha iYo waftigiisa ayaa waxay tahay \u00a0indho-indhayin ay ku oo \u00a0samaynayaa Dadka Iyo Duunyada ay abaaruhu Saameeyeen.<\/p>\n<p>Dhanka kalena madaxwaynaha\u00a0ayaa\u00a0\u00a0la filayaa in qaybtiisa uu gurmad gaadhsiin doono dadkaasi ay abaartu xuni ku saamaysay deegaanada gobolka awdal isla markaana sababtay dhimashada dad iyo xooloba<\/p>\n<p><strong>Wixii Warar Ah Ee Ka Soo Kordha la Soco<\/strong><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Madaxwaynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta gaadhay gobolada galbeedka Somaliland. &nbsp; Ujeedada Socdaalka Madxweynaha iYo waftigiisa ayaa waxay tahay \u00a0indho-indhayin ay ku oo \u00a0samaynayaa Dadka Iyo Duunyada ay abaaruhu Saameeyeen. Dhanka kalena madaxwaynaha\u00a0ayaa\u00a0\u00a0la filayaa in qaybtiisa uu gurmad gaadhsiin doono dadkaasi ay abaartu xuni ku saamaysay deegaanada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":10074,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-20273","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5gZ","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20273","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20273"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20273\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20273"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20273"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20273"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}