{"id":20265,"date":"2016-04-04T13:55:55","date_gmt":"2016-04-04T13:55:55","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=20265"},"modified":"2016-04-04T13:55:55","modified_gmt":"2016-04-04T13:55:55","slug":"20265-2","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/04\/04\/20265-2\/","title":{"rendered":"Xukuumada Fadaraakla Somaliya iyo Maamulka puntland oo Heshiiish kala Saxeexday"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Xukuumadda federaalka Somalia iyo Maamulka Puntland ayaa heshiis ku kala Saxiixday Magaalada Garoowe ee Xarunta Puntland, kaasoo ay qayb ka tahay inay Puntland ogolaatay in Doorashada dhammaadka Sanadkan ka dhici doonta Soomaaliya lagu saleeyo nidaamka 4.5-ka oo ay hore u diidday.<\/p>\n<div id=\"attachment_25348\" class=\"wp-caption aligncenter\">\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/tooshnews.net\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/omar_gaas-740x493.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"wp-image-25348 size-full\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/tooshnews.net\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/omar_gaas-740x493.jpg?resize=696%2C464\" alt=\"omar_gaas-740x493\" width=\"696\" height=\"464\" \/><\/a><\/p>\n<p class=\"wp-caption-text\">Raysal-wasaare Cumar Cabdirashiid iyo Madxwayne Gaas<\/p>\n<\/div>\n<p>Heshiiskan ayaa waxaa dhanka Dowladda Federaalka Somalia u saxiixay Ra\u2019iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharma\u2019arke, halka uu Puntland u saxiixay Madaxweyne C\/weli Maxamed Cali (Gaas).<\/p>\n<p>Saxiixa heshiiskan ayaa waxaa goob-joogayaal ka ahaa xubno ka socday Beesha Calaamka oo ay ka mid yihiin; Ergayga Qaramada Midoobey ee Somalia, Ergayga Midowga Afrika ee Soomaaliya, Wakiilka IGAD ee Somalia, Wakiilka Midowga Yurub ee Soomaaliya iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Itoobiya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Xukuumadda federaalka Somalia iyo Maamulka Puntland ayaa heshiis ku kala Saxiixday Magaalada Garoowe ee Xarunta Puntland, kaasoo ay qayb ka tahay inay Puntland ogolaatay in Doorashada dhammaadka Sanadkan ka dhici doonta Soomaaliya lagu saleeyo nidaamka 4.5-ka oo ay hore u diidday. Raysal-wasaare Cumar Cabdirashiid iyo Madxwayne Gaas Heshiiskan ayaa waxaa dhanka Dowladda Federaalka Somalia [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":20275,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-20265","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5gR","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20265","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20265"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20265\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20265"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20265"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20265"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}