{"id":2022,"date":"2014-12-20T11:47:52","date_gmt":"2014-12-20T11:47:52","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=2022"},"modified":"2014-12-20T11:47:52","modified_gmt":"2014-12-20T11:47:52","slug":"deg-deg-xildhibaanada-dawladda-kenya-oo-gaalo-iyo-muslin-u-kala-baxay-iyo-dagaal-xoogaan-oo-dheex-maray-daawo-muuqaalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/20\/deg-deg-xildhibaanada-dawladda-kenya-oo-gaalo-iyo-muslin-u-kala-baxay-iyo-dagaal-xoogaan-oo-dheex-maray-daawo-muuqaalka\/","title":{"rendered":"DEG DEG  Xildhibaanada Dawladda Kenya oo Gaalo iyo Muslin u Kala Baxay iyo Dagaal Xoogaan oo dheex Maray Daawo Muuqaalka"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/dagaal-baarlamaan-kenya-1-150x150.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-2023\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/dagaal-baarlamaan-kenya-1-150x150.jpg?resize=150%2C150\" alt=\"dagaal-baarlamaan-kenya-1-150x150\" width=\"150\" height=\"150\" \/><\/a>Baarlamaanka Kenya ayaa maanta buuq iyo gacan ka hadal hareeyay kadib markii la horkeenay sharciga cusub ee xeerka amaanka, kaasoo awood dheeri ah siinaya Booliska iyo Madaxweynaha Kenya, waxayna Xildhibaanada kala hortageen buuq iyo fowdo.<br \/>\nXildhibaanada Mucaaradka ayaa la arkayay iyagoo jeex jeexayay nuqulada hindise sharciyeedka xeerka amaanka, iyadoo taasina ay ka dhalatay gacan ka hadal dhex maro xildhibaanada qaarkood oo laba u kala qeybsanaa.<\/p>\n<h2><a href=\"http:\/\/asxaab.net\/daawo-muuqaalka-8\/\" target=\"_blank\">Afar ka mid ah xildhibaanada ayaa isu gacan qaaday, waxaana labo ka mid ah uu amray Gudoomiye kuxigeenka Baarlamaanka in dibada loo saaro, markii uu buuqa iyo gacan ka hadal sii xoogeystay.<\/a><\/h2>\n<p><a href=\"http:\/\/asxaab.net\/daawo-muuqaalka-8\/\" target=\"_blank\">Xildhibaanada mucaaradka ayaa biyo ku tuuray kuxigeenka Gudoomiyaha Baarlamaanka haweeneyda lagu magacaabo Joyce Laboso, waxaana ay amartay in dibada loo saaro labo xildhibaan.<\/a><\/p>\n<p><span class=\"embed-youtube\" style=\"text-align:center; display: block;\"><iframe loading=\"lazy\" class=\"youtube-player\" width=\"696\" height=\"392\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/4u-WsAbUbyQ?version=3&#038;rel=1&#038;showsearch=0&#038;showinfo=1&#038;iv_load_policy=1&#038;fs=1&#038;hl=en-US&#038;autohide=2&#038;wmode=transparent\" allowfullscreen=\"true\" style=\"border:0;\" sandbox=\"allow-scripts allow-same-origin allow-popups allow-presentation allow-popups-to-escape-sandbox\"><\/iframe><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baarlamaanka Kenya ayaa maanta buuq iyo gacan ka hadal hareeyay kadib markii la horkeenay sharciga cusub ee xeerka amaanka, kaasoo awood dheeri ah siinaya Booliska iyo Madaxweynaha Kenya, waxayna Xildhibaanada kala hortageen buuq iyo fowdo. Xildhibaanada Mucaaradka ayaa la arkayay iyagoo jeex jeexayay nuqulada hindise sharciyeedka xeerka amaanka, iyadoo taasina ay ka dhalatay gacan ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2023,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-2022","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-wC","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2022","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2022"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2022\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2022"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2022"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2022"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}