{"id":20208,"date":"2016-04-03T13:50:04","date_gmt":"2016-04-03T13:50:04","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=20208"},"modified":"2016-04-03T13:50:04","modified_gmt":"2016-04-03T13:50:04","slug":"20208-2","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/04\/03\/20208-2\/","title":{"rendered":"Faysal Oo Sheegay Inuu Cali-Gurey Ka Qaaday Xilkii Iyo Jawaabta Jamaal C Xuseen"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa qoraal uu shalay soo saaray wuxuu ku sheegay inuu xilkii ka qaaday masuuliyiin xisbiga ka tirsanaa oo uu ugu horeeyo guddoomiye-xigeenka saddexaad ee xisbiga Md. Cali Yuusuf Maxamed (Cali-Gurey), isagoo geesta kalena magacaabay xubno cusub. Xilka uu sheegay inuu Faysal ka qaadya Cali-Gurey, wuxuu ku sheegay inuu ahaa ku meelgaadh.<\/p>\n<div class=\"content\">\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/geeska.net\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/118.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-thumbnail wp-image-31874\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/geeska.net\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/118-150x150.jpg?resize=150%2C150\" alt=\"1\" width=\"150\" height=\"150\" \/><\/a><\/p>\n<p>Afar masuul oo uu Faysal, sheegay inuu xilkii ka qaaday ayaa kala ah:<\/p>\n<p>Cali Maxamed Yuusuf (Cali-Gurey)<\/p>\n<p>Xuseen Xasan Badmaax, xoghayihii xuquuqal insaanka<\/p>\n<p>Siciid Aamin, guddoomiyihii hore ee qaarada Yurub<\/p>\n<p>Cabdiqaadir Cukaash, xidhiidhiyihii saxaafadda ee UK<\/p>\n<p>Masuuliyiinta kale ee uu magacaabay Faysal, ayaa kal ah:<\/p>\n<p>1.\u00a0Maxamed Cali Muuse (Jiir), guddoomiye-xigeenka saddexaad<\/p>\n<p>2.\u00a0Cabdikariim Cali Nuur, la taliyaha guddoomiyaha ee arrimaha bariga<\/p>\n<p>3.\u00a0Dr. Ismaaciil Axmed Sulub, xoghayaha dhallinyarada iyo ciyaaraha<\/p>\n<p>4.\u00a0Axmed Xasan (Axmed-quick), xoghayaha fulinta<\/p>\n<p>5.\u00a0Maxamuud Xandule Warsame (ku-xigeenka xoghayaha golaha dhexe)<\/p>\n<p>6.\u00a0Maxamed Yuusuf Cilmi, guddoomiyaha qaarada Yurub<\/p>\n<p>7.\u00a0Farxaan Xuseen Nabadiid, xidhiidhiyaha laamaha UK<\/p>\n<p>Jamaal Cali Xuseen<\/p>\n<p>Jamaal Cali Xuseen, oo ah murashaxa madaxweyne ee UCID, ayaa qoraal uu soo saaray wuxuu ku sheega inaanu Faysal xilka ka qaadi karin Cali-Gurey iyo masuuliyiinta kale ee la darajo ahba. \u201cFaysal Cali Waraabe ma eryi karo guddoomiye-xigeen shir gole dhexe lagu doortay.\u201d ayuu yidhi Jamaal, oo intaas raaciyay \u201cCali Gurey ma jirto in uu Faysal magacaabay, ee waxa uu Gudoomiye ku xigeenka 3 aad ku noqday heshiiskii Badbaado ee ay wada galeen garabkii UDUB ka soo diga rogtay iyo intii ka hadhay xisbiggii UCID ee xilligaasi burburay. Cali Gurey oo markaasi ahaa raggii ugu waaweynaa ee garabka UDUB ayaa heshiiskaasi darteed xilkaasi ku qaatay ka dibna waxaa ansixiyey golaha dhexe ee xisbigga UCID.\u201d<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa qoraal uu shalay soo saaray wuxuu ku sheegay inuu xilkii ka qaaday masuuliyiin xisbiga ka tirsanaa oo uu ugu horeeyo guddoomiye-xigeenka saddexaad ee xisbiga Md. Cali Yuusuf Maxamed (Cali-Gurey), isagoo geesta kalena magacaabay xubno cusub. Xilka uu sheegay inuu Faysal ka qaadya Cali-Gurey, wuxuu ku sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":20210,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-20208","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5fW","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20208","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20208"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20208\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20208"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20208"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20208"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}